Qaybtii Hore Habeenkaa uu Mamuu dadka aakhiro ku biirayo ee dabadeedna arrimaha tiro beelka ahi …
Read More »Mamuu iyo Seyn 13: Laba-kacleyntii Fitnada
Qaybtii Hore Laba-kacleyntii Fitnada Awoodda xoogga badan ee jaceylku waligeed ma ay noqon mid carshi qalbi dhexyaalla inta korta isaga nagaata, iyada oo ku dhuumaalaysanaysa doohyo gadaashood. Si kasta oo ay u dheeraato muddada awooddaasi ka dahsoon tahay indhaha iyo dhagaha bulshada ku xeeran axadka ay qalbigiisa dhex gashay, haddana …
Read More »