Maxaa Cusub?

Mamuu iyo Seyn 16: Shallayto iyo Dardaaran

Qaybtii Hore Shallayto Waaberigii ayaa Amiirka ka dul dhashay isaga oo weli talo wax-ku-ool ah maaminaya. Kaahii oo aan si fiican u soo wada caddaan ayuu taladii soo gunaanaday. Qayb ka mid ah soo jeedintii Bakar ayuu ku qancay, fulinteedana go’aansaday. Talo dhaanta ayuu waayey, dabadeedna isaga oo isku qancinaya …

Read More »

“Bulshooy adigay bokhraday”

Sirta Qoraalka: Masuuliyadda Qoraaga Soomaaliyeed Qoraagu waxa uu isu xilsaaray in uu hal-abuur iyo gadhwadeen u noqdo nimcada qoraalka ee Alle innagu galladaystay. Waxaa saaran masuuliyad iyo ammaano ay waajib tahay in uu hagar la’aan u guto; taas oo ah kaydinta, kobcinta, dhawrista, iyo faafinta aqoonta iyo garashada ummadi leedahay. …

Read More »

Mamuu iyo Seyn 15: Kacdoon iyo Dhagar

Qaybtii Hore Kacdoon Hal sano oo dhammaystiran ayuu immika xabsiga ku jiraa Mamuu. Saaxiibaddiisii guuldarrada, Amiirad Seyn, iyana kurbo, jirro iyo oohin nafsaddeedii iyo hilibkeediiba idleeyay ayay ku dhammaysatay sannadkaa. Dhammaan labadaa mucaashaq saaxiibbadood, gaar ahaan Taajuddiin iyo Sitti, iyaguna murugo iyo tiiraanyo ayay sannadkaa dhammaaday la noolaayeen. Taajuddiin saacad …

Read More »