من يرد الله به خيرا يفقهه في الدين Faallo Buug: Al-faaruuq Sannadihii hore, Taariikh Nololeedkii Cumar ...
Read More »Tartan Curiseedka Aw Jaamac ee Taariikhda 2018
Waa Maxay? Tartankan waxaa loogu magacdaray taariikhyahankii weynaa ee Aw Jaamac Cumar Ciise- Alle ha u naxariisto e-, oo geeriyooday 6dii Janaayo 2014. Waa tartan sannadle ah, waxaana lagu tartamayaa curis taariikhda Soomaalida ku saabsan. Ka qaybqaadashadu waxa ay u furan tahay qof kasta oo Soomaali ah meel kasta ha ...
Read More »