Tag Archives: talo

Hijri (Xilli-tirsi)

Xilli-tirsiga Hijriga loo yaqaanno ee Muslimiintu ay adeegsadaan waxa uu ka bilowdaa sannadkii uu Nebigu- sallal Laahu calayhi wasallam- u hijrooday Madiinah. Ereyga ‘hijri‘ waxa uu ka yimid hijrah. Xilli-tirsiga hijriga ah waxaa dejiyey khaliifkii labaad ee Muslimiinta, Cumar ibnul Khaddaab- Alle ha ka raalli ahaado e-. Sababtana culumada taariikhdu …

Read More »

Daljir

“Haye, haye, aynu ismaqalno,” ayuu yiri Macallin Nuur. “Waa faaqidaaddii suugaanta.” Tobankiisii arday waxay la soo baxeen buugtoodii Suugaanta Af-Soomaaliga. Waxaa albaabka ka soo galay Qasaaye oo neef-tuuraya, dhididkuna ka dareerayay. “Qasaayow waqtiga dhowr,” ayuu yiri Macallin Nuur. “Waad soo daahday.” “Macallin, gabar i jecelaa isbaaro ii dhigatay,” ayuu Qasaaye …

Read More »

Xalku Waa Isbeddel Shacab

Soomaali baynu nahay. Doorashada 2016 baynu hadal heynaa. Sannadku wuu isbeddelay. Fikirkaayaguse isma uusan beddelin. Saas ay tahayna waxaynu u ololeynaa in isbeddel lagu sameeyo Madaxtooyada. Misana hankaayagu ma dhaafsiisana inaynu ku il doogsanno un qof nagu qabiil ahoo ku fariisto kursiga Madaxtooyada. Sabir iyo bisayl siyaasadeed waynu ka arradan …

Read More »

Waxa aad hurtaa 30 daqiiqo si aad…

Earl Nightingale waxa uu baadhayay iskuna taxallujiyay guusha muddo tobanaan sanno ah, si dhab ahna waa uu u gudanayay shaqadiisa. Waxqabadkiisii inta u badan haddeer waa la iska illaaway, balse haddii aad in uun meel ku aragtid, waa kuwo u qalma in waqti la gesho ee ha sii dayn. Aniga …

Read More »

Jaamacadda Tolka!

Burburkii dawladdii dhexe ee Soomaaliya wuxuu saameeyey dhammaan qaybaha nolosha bulshada.  Shakina kuma jiro in dhibaatooyin badan ay bulshadu kala kulantay baaba´a ku dhacay in badan oo ka mid ah adeegyadii dawladda laga sugi jirey sida caafimaadka, waxbarshada, difaaca iyo maamulidda dhaqaalaha. Taas oo jirta, ayaa haddana waxaa la oran …

Read More »