Home / Tag Archives: Soomaaliya

Tag Archives: Soomaaliya

Daljir

“Haye, haye, aynu ismaqalno,” ayuu yiri Macallin Nuur. “Waa faaqidaaddii suugaanta.” Tobankiisii arday waxay la soo baxeen buugtoodii Suugaanta Af-Soomaaliga. Waxaa albaabka ka soo galay Qasaaye oo neef-tuuraya, dhididkuna ka dareerayay. “Qasaayow waqtiga dhowr,” ayuu yiri Macallin Nuur. “Waad soo daahday.” “Macallin, gabar i jecelaa isbaaro ii dhigatay,” ayuu Qasaaye ...

Read More »

Xalku Waa Isbeddel Shacab

Soomaali baynu nahay. Doorashada 2016 baynu hadal heynaa. Sannadku wuu isbeddelay. Fikirkaayaguse isma uusan beddelin. Saas ay tahayna waxaynu u ololeynaa in isbeddel lagu sameeyo Madaxtooyada. Misana hankaayagu ma dhaafsiisana inaynu ku il doogsanno un qof nagu qabiil ahoo ku fariisto kursiga Madaxtooyada. Sabir iyo bisayl siyaasadeed waynu ka arradan ...

Read More »

Sooyaalka Shiicada

Ma habboon tahay in la oggolaado in aragtida Shiicada lagu fidiyo Soomaalida dhexdooda? Kala duwanaanshaha u dhexeeya Sunnada iyo Shiicadu ma mid siyaasad keli ah ku dhisan baa? Qoraalkani wuxuu raadraacayaa mad’habta Shiicada iyo taariikhdeedii.  Si uu u sahlanaado akhriska qoraalku, waxaa laga tegey tixraacii cilmiga ahaa (references) in la ...

Read More »

VOA Waraysi: Waa Sidee Heerka Waxbarashada Soomaaliya?

QORAALKA HOOSE WAXAA ISKA LEH VOA SOMALI http://www.voasomali.com/content/somalia-education/2890425.html 01.08.2015 01:28 Dhowaan waxaa Konfurta iyo Badhtamaha Soomaaliya ka dhacay imtixaanaadka shahaadada dugsiyada sare oo ay soo qabanqaabisay dawladda Soomaaliya markii ugu horraysay muddo ka badan 20 sano. Inkastoo tallaabadaasi xiisad ka dhex abuurtay dawladda iyo dalladaha gaarka ah ee waxbarashada haddana ...

Read More »