Weydiinta summada u ah qoraalkeennan, inta aynaan ka jawaabin ma isla sii fahannaa farqiga u dhexeeya hoggaamiye (leader) iyo maamule (manager)? Inta badan waxa aad moodda in ay isku mid yihiin, laakiin ma aha e, waa loo maleeyey. Waxaa la sheegaa in hoggaamintu la soo bilaabantay aadamaha, kumannaan sano ka ...
Read More »Kaltirsi Suugaaneedka Soomaalida 2017
January January 31: Maalinta ugu dambaysa soogudbinta qoraallada Tartan-curiseedka Aw Jaamac (Taariikh) ee ay qabanayso Garanuug. February February 15: Ku-dhawaaqidda liiska gaaban ee Tartan-curiseedka Aw Jaamac (Taariikh) oo ay qabanayso Garanuug. February 19: Xuska Maalinta Afka Hooyo oo qabanayso Akaademiye Goboleedka Afsoomaaliga (AGA). February 21-23: Kismaayo Book Fair oo ay qabanayso Scansom Publishers. February 24: Somali Poetry Night oo ...
Read More »Falanqaynta Miisaanka Maansada
Kun sagaal-boqol lixiyo-toddobaatankii waxaa lagu tilmaami karaa sanadkii laga niib keenay dhawr faa’iidooyin oo ku ladhnaa qorista af-Soomaaliga. Ka sokow in uu qeexay shaniyo-toban kun oo erey, waxaa sanadkaas soo baxay qaamuuskii ugu horreeyay ee sida cilmiyaysan u faaqiday arrinta uu qorahiisu, buuni Yaasiin Cismaan Keenadiid, ku tilmaamay “xasilid la’aanta ...
Read More »Waxbarasho xer-u-dhalad ah ma loo baahan yahay?!
Waxbarashada casriga ahi waxa ay la kowsatey soo gelitaankii gumaystayaasha reer Yurub ee arlada soomaalida, waxaana bilowgii laga lahaa ujeeddo iyo qarad diin fidin salka ku haya. Wadaad masiixi ah ama baaderi, ayaa waxbarashadaas hor kuutinayey. 1891-kii ayaa dugsiyadii ugu horreeyey ee noocaas ahaa laga kala furay magaalooyinka xeebta kulaalaya ...
Read More »