Maxaa Cusub?

Silsiladda Xaydha 2

Akhristeyaal aan idiin soo koobo, idinna xasuusiyo qaybtii hore ee qoraalkane, waatey ahayd afartameeyadii qarnigii tegey, waatey rag door ah, asii aan saa usii kala durugsanayni, ku ballameen inay isku sii lug-darsadaan iyagoo ka ambabaxaya ceelka Burco, una sii jeeda rugihii ay reerahoodu yiilleen oo ku beegnaa hawdka Togdheer. Saluuggii …

Read More »

Maxaa Looga Jeedaa “Diimaha”?

Waxa la yidhi oday reer baadiye ah oo aan weligii magaalo arag ayaa waxa uu maqli jirey; nebigeenu waa Muxammad (csw) ummada nebi Maxamed iwm.  Berigii danbe ayuu magaalo soo galay, waxa uu arkay waxyaalo badan oo aanu hore u arki jirin, waxa kale oo uu maqaly  ‘Nebi Ciise’. Waxa …

Read More »

Ereybixinta Geela

Halkaan hoose ka dheego eray bixino loo adeegsado xoolaha gaar ahaan geela oo ah waryahaadka ay soomaalidu ugu jeceshahay. Geela sidkiisu waa 13 bilood. (390 habeen). Muddada uu ilmah wadana waxaa loo yaqaannaa Sid. Hasha rimman waxaa lagu gartaa Goojada ama Dhays – candhada (naasaha oo caano galeen yeesha). Hasha …

Read More »