من يرد الله به خيرا يفقهه في الدين Faallo Buug: Al-faaruuq Sannadihii hore, Taariikh Nololeedkii Cumar ...
Read More »Af Hiil Waayey
Magacaygu waa af-Soomaali. Da’deyda ma aqaan. Hayeeshee in dhaaxo waan soo joogay. Afaf qalaad inay igu milmaan waan iska caabbiyay. Kuwii gumeystahana hangool ayaan isaga qabtay. Waan xididaystay. Oo raagay. Gallad Eebbe dheh. Rag shisheeye ah baa ii qiray inaan ahay afkii gabayaaga. Garab ayaan ahay. Aniguu i adeegsadaa Soomaali ...
Read More »