Garanuug Limited waa shirkad waxbarasho iyo faafin. Higsi waxaa u ah: “soo saarista ummad garaad suubban iyo aqoon sare leh” Si ay uga midhadhaliso hiraalkeeda oo loo helo Soomaali la jaanqaadi kara, wax na ku biirin kara nolasha casriga ah waxa ay ka shaqaynaysaa in ay diyaariso buugaag iyo qoraallo ku saabsan mawduucyo badan, qaar asalkooda af Soomaali lagu diyaariyey, qaarna afaf kale laga soo turjumay. Garanuug waxa ay la shaqaynaysaa aqoonyahanno Soomaaliyeed oo ku gudajira in ay soo saaraan buugaag cusub, sida buug dhawaan soo bixi doona oo loogu talogalay dugsiyada sare.
Qorshe
Waxqabadka dhow waxaa ay diiradda saaraysa in ay daboosho baahida goobaha waxbarasho ka haysata buugaagta waxbarasho ee ku qoran afkeenna hooyo. Garanuug waxa ay soo saaraysaa buugaag tayadoodu sarrayso, oo maado ahaan iyo qoraal ahaan ba aa looga soo shaqeeyay. Garanuug waxqabadkeeda iyo in ay akhristeyaasheeda u soo gudbiso xog iyo aqoon heer sarraysa dhowaan filo. Garanuug waxay u taagan tahay kobacaaga iyo horumarkaaga, waxaana halkudheg u ah: Quudi Maankaaga, Kobci Garaadkaaga.
Yoolkayagu waa ummad garaad suubban iyo aqoon sare leh.
ASC marka hore Alle ayey mahadi usugnaaty dadaalka aad umadiina wadaan Alle ayaa idinka abaan marin doonnna walalahyga webkan iska leh waa soo dhaweynayaa fikirka aad kutaagan tihiin waa mid loo bahanyhay waana mid midho lali doonnna musaqbalka dhow , waxaan idinka codsan lahaa inaad taxanne wax kasta nooga dhigtaan si aannu udhameysano mawduucaa oo dhan , waxaan kale oo an idinka codsan lahaa hadii aad buugaag soo saartaan inaan webka noo dhigtaan ha ahaadeen kuwo iiba ama aan ahynne
WCS walaal. Alle ha ku sharfo. Waanu dedaalaynaa intii awooddayada ah, haddii Alle idmo.
Intii aan akhriyaayay website-kan waxa aan dhex mushaaxayay aqoon iyo xasuusin wax waayo hore iigu danbaysay. waxa aan odhan karaa waa website-kii intii aan noolaa aan arko oo kan oo kale ah oo afsoomaali ah, waa meel cilmi buux dhaafiyay, waa meel marka aad soo gasho iyo marka aad ka baxayso uu farqi wayni kuu dhaxeeyo waayo waxa aad ka korodsanaysaa cilmi.
laakiin somaalidu hal mushkilad ayay leedahay oo way ka daashaa hawsha marka ay mudo wadaan ee waxaan idinku dhiirinayaa in aydaan ka daalin insha allaah ilaahayna wuu idiin fududayndoonaa .
Alle haku sharfo, walaal Mowliid. Insha Allaah ma daali doonno. Noo soo ducee.
Maashallah
anigu waxaan la qabaa mowliid amaanta iyo taladaba, waxaan dheeraad ii ah oo aniga gooni ii ah inaan garanuug ka helay sheekada “aqoon daro waa u nacab jacayl ” oo intii sanado badan ah aan doonayay , iyo maaah maahyo mucjiso ah . marka markale mahadsanidiin garanuug team waan hubaa inaad reebaysaan dhaxal idin anfaca aduun iyo aakhirab.
Mahadsanid, walaal.
salaamulah calaykum bahda garanuug runti aad baan uga helaye websitekaa oo aanan ka korarsadaye waxbdn iga dhinaa waa ku mahadsantihiin aad idinku amaanaya howlaha umada soaliyeed u heeysan
Adigaa mudan, walaal
Assalaamu calaykum dhamaan bahda GARANUUG,
Marka koowaad waan idiin kaga mahadcelinayaa shaqada wacyigalinta ah ee aad u haysaan bulshada Soomaaliyeed.
Marka labaad waxaan idin ka codsanayaa inaad ii daabacdaan qoraal aan ku naqdinayo qoraal lagu qoray BOGGA MAANDOON.COM larkiisuna ahaa Wahaabiya: diin iyo dawlad!
Sideedaba insaanku isku si wax uma arkaan oo ruux waxa la quman mid kalay la qaabdarantahay. Marka ayadoo ta la tixgalinayo baa haddana la rabaa in la wada noolaado, wixii kala duwanaansho ahna la lafa guro oo intii la isku qancin karo la isku qanciyo.
Anoo taas ka duulaya baan qoray qoraal aan ku naqdinayo qoraalka Shaafici waliba si anshax ka muuqdo.
Waxaan idiin ka codsanayaa inaad iga aqbashaan inaad ii daabacdaan qoraalkaas. Qoraalkuna waa diyaar oo haddii aad aqbashaan waan idiin soo dirayaa, wuxuuna horudhac u noqon doonaa qoraalo badan oo aan rabo inaan daabaco idin Alle.
Markasta diyaar baan u ahay inaan buuxiyo shuruudaha daabacaadda.
Aad baad u mahadsantihiin.
Wacalaykum salaam Ismaacii. Aad baad u mahadsan tahay, walaal.
Wixii qoraal ah waxa aad noogu soo diri kartaa info@garanuug.com. Haddii aanu go’aansanno in aanu faafinno waanu kula soo socodsiinaynaa, haddii Alle idmo.
Mahadsanid, mar labaad.
Maashaa’Alaah,Ilaahey Ha idinla garab galo.
Runtii aad baan usoo dhaweynayaa in la helo aqoonyahanno Somaaliyeed ee ku fikira in bulshadooda ay aqoontooda uga faa’ideeyaan, taasi waxay ku tusinaysaa in bulshadu baraarug aqooneed ku jirto. Waxaa ka loo ah wax aad lowgu farxo in aqoonyahannadu Afkooda Somaaliga aay aqoonta ku qoraan ama ku soo turjumaan si dhalintu uga faa’ideysato. Bahda Garanuug sida hagar la’aanta ah ee ay hawsha u wadaaan waan uga mahad celinayaa.
Maashallah
To be loyal to one’s language is generally evidenced by a desire to retain an identity that is
articulated through the use of that language, and to adhere to cultural practices associated with
that language. Language loyalty leads people to work toward maintaining the language in
question even under adverse conditions. Language maintenance consists of strategies that
groups use to keep the language to which they are loyal alive; language persistence is the
result.
Maxaatiri − knowns also as Northern dialects − in all its varieties is spoken mainly from Central
Somalia to the North and one part of the current Jubbaland area; the Maay varieties are spoken
mainly in the South-West; Banaadir and Ashraf’s dialects are spoken along the South coast;
and Digital dialects are spoken in one part of South-West Somalia.
Therefore, Maxaatiri and Maay are not the only two dialects spoken in Somalia.
When the Somali language was transcribed and became the national language in 1972, it was
used extensively as the medium of instruction and administration. The way in which all this was
realized became a model for imitation and emulation by other countries of the African continent.
But after the collapse of the Somali state, this language that had gained such an important role
for Somalis lost most of its prestige.
Before 1972, the languages of instruction and administration in
Somalia were Italian and English, respectively adopted in the previous
Italian and British colonies. They had such a prestige for the Somali
urban population that the relevance of the mother tongue and the art of
oral tradition were declining.
In 1972, when the national orthography was established, Somali
became the official language of the state. After the launch of an
important literacy campaign across the country, Somali immediately
became the language of administration and the medium of instruction
in schools. The new role assumed by the Somali language gave the
entire population an access to their national heritage and cultural identity
The author was Head of Italian Department of Somali National University (1980−1990). After the collapse of the Somali state he has been teaching Arabic and Somali languages at the Università Roma Tre and he is an active member at the Centro Studi Somali (Università Roma Tre). He has published and co-published several books and papers on Somali language and culture such as Qaamuuska Af Soomaaliga, co-editor Professor Annarita Puglielli, Roma 2012 and Le lingue Cuscitiche e il Somalo, Studi Somali N. 8, Roma 1988.