Maxaa Cusub?

Mamuu iyo Seyn 6: Jacaylka iyo Bishaarada

Qaybtii Hore Jacaylkii Inta aysan duqdii qasriga gaarin, aan uga hormarno. Degdeg aan u dhaqaaqno oo xaalka labada amiiradood aan soo ogaanno; Sitti iyo Seyn. Waa tii cajuusaddu ka soo tagtay iyada oo ballan ka soo qaadday. Wey sugayeen oo u dhur hayeen imaanshiyaheeda. Dhabtii, waxa ay duqda u sugayeen ...

Read More »

Madaxdeennu ma Hoggaamiyeyaal baa mise waa Maamuleyaal?

Weydiinta summada u ah qoraalkeennan, inta aynaan ka jawaabin ma isla sii fahannaa farqiga u dhexeeya hoggaamiye (leader) iyo maamule (manager)? Inta badan waxa aad moodda in ay isku mid yihiin, laakiin ma aha e, waa loo maleeyey. Waxaa la sheegaa in hoggaamintu la soo bilaabantay aadamaha, kumannaan sano ka ...

Read More »

Kaltirsi Suugaaneedka Soomaalida 2017

January January 31: Maalinta ugu dambaysa soogudbinta qoraallada Tartan-curiseedka Aw Jaamac (Taariikh) ee ay qabanayso Garanuug. February February 15: Ku-dhawaaqidda liiska gaaban ee Tartan-curiseedka Aw Jaamac (Taariikh) oo ay qabanayso Garanuug. February 19: Xuska Maalinta Afka Hooyo oo qabanayso Akaademiye Goboleedka Afsoomaaliga (AGA). February 21-23: Kismaayo Book Fair oo ay qabanayso Scansom Publishers. February 24: Somali Poetry Night oo ...

Read More »