Home / Suugaan / Kaltirsi Suugaaneedka Soomaalida 2017
©Freepik

Kaltirsi Suugaaneedka Soomaalida 2017

January

January 31: Maalinta ugu dambaysa soogudbinta qoraallada Tartan-curiseedka Aw Jaamac (Taariikh) ee ay qabanayso Garanuug.

February

February 15: Ku-dhawaaqidda liiska gaaban ee Tartan-curiseedka Aw Jaamac (Taariikh) oo ay qabanayso Garanuug.

February 19: Xuska Maalinta Afka Hooyo oo qabanayso Akaademiye Goboleedka Afsoomaaliga (AGA).

xuska-maalinta-afka-hooyo

February 21-23: Kismaayo Book Fair oo ay qabanayso Scansom Publishers.

February 24: Somali Poetry Night oo ay qabanayso The Hague Peace Projects. 

February 28: Ku-dhawaaqidda guulaystayaasha Tartan-curiseedka Aw Jaamac (Taariikh) oo ay qabanayso Garanuug. 

March

31 March: Maalinta ugu dambaysa soogudbinta buugaagta ka qayb qaadanaya Abaalmarinta Buugga ee Garanuug. DIB BAA LOO DHIGAY.

April

May

June

July

Hargeysa Book Fair oo ay qabanayso Redsea Cultural Foundation/Kayd Somali Arts and Culture.

Garoowe Book Fair oo ay qabanayso Scansom Publishers.

August

Mogadishu Book Fair oo ay qabanayso New Horizon Foundation.

Ku-dhawaaqidda mawduuca Tartan-curiseedka Muuse Galaal (Dhaqan iyo Suugaan) oo ay qabanayso Garanuug. 

September

October

31 October: Maalinta ugu dambaysa soogudbinta qoraallada Tartan-curiseedka Muuse Galaal (Dhaqan iyo Suugaan) ee ay qabanayso Garanuug. 

November

Toddobaadka Dhaqanka Soomaalida ee Malmö.

December

Toddobaadka Dhaqanka Soomaalida ee Malmö.

Xulashada Buugga Sannadka oo ay qabanayso Garanuug. 


CODSI

Fadlan wixii aanu ka tagnay nala soo socodsii adiga oo mahadsan. 

FG: weli ururin baa ku socota in wax badani iska beddelaanna waa suuragal. Isha ku hay. 

Print Friendly

Comments

comments

Check Also

Silsiladda Xaydha 3

Mugga sow silsiladdii halkaa haka socoto maaha? Sow nin waliba tarkii haka gar naqo maaha? ...

Silsiladda Xaydha 2

Akhristeyaal aan idiin soo koobo, idinna xasuusiyo qaybtii hore ee qoraalkane, waatey ahayd afartameeyadii qarnigii ...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *