Maxaa Cusub?

Abaalmarinta Nobeelka (Nobel Prize)

Waa abaalmarin sannadle ah oo loogu magac daray Alfred Nobel oo ahaa ninkii aas-aasay. Alfred Nobel wuxuu ahaa saynisyahan iyo muhandis u dhashay dalka Sweden. Wuxuu lahaa warshad hubka samaysa, waana ninkii hinsiday walaxda qaraxda ee dhaaynamaayt (miino), oo lagu jabiyo dhagaxa iyo wixii la mid ah, sida marka ceelasha ...

Read More »

Jaamacadda Tolka!

Burburkii dawladdii dhexe ee Soomaaliya wuxuu saameeyey dhammaan qaybaha nolosha bulshada.  Shakina kuma jiro in dhibaatooyin badan ay bulshadu kala kulantay baaba´a ku dhacay in badan oo ka mid ah adeegyadii dawladda laga sugi jirey sida caafimaadka, waxbarshada, difaaca iyo maamulidda dhaqaalaha. Taas oo jirta, ayaa haddana waxaa la oran ...

Read More »

Maansayahankii Koowaad

Haddii aad hadda ka hor is weydiisey su’aasha ah: waxa maanso la yiraahdo hor iyo horraan yaa bilaabay, sidee se ku bilaabatay? Waxaan kuu qiraayaa in aad martay waddo raadku ku yar yahay, welibana aad tahay qof arrimaha aan dul roorin ee hoos ugu dhaadhaca. Sidoo kale waxa laga yaabaa ...

Read More »