Maxaa Cusub?

Jaamacadda Tolka!

Burburkii dawladdii dhexe ee Soomaaliya wuxuu saameeyey dhammaan qaybaha nolosha bulshada.  Shakina kuma jiro in dhibaatooyin badan ay bulshadu kala kulantay baaba´a ku dhacay in badan oo ka mid ah adeegyadii dawladda laga sugi jirey sida caafimaadka, waxbarshada, difaaca iyo maamulidda dhaqaalaha. Taas oo jirta, ayaa haddana waxaa la oran …

Read More »

Maansayahankii Koowaad

Haddii aad hadda ka hor is weydiisey su’aasha ah: waxa maanso la yiraahdo hor iyo horraan yaa bilaabay, sidee se ku bilaabatay? Waxaan kuu qiraayaa in aad martay waddo raadku ku yar yahay, welibana aad tahay qof arrimaha aan dul roorin ee hoos ugu dhaadhaca. Sidoo kale waxa laga yaabaa …

Read More »

Unug (Cell; الخلية)

Waa Maxay Unuggu? U fiirso sawirka gidaarkan. Waxaa innoo muuqata in uu ka dhisan yahay bulukeeti la isdulsaaray oo isku dheggan. Haddiise aad ka fog tahay ma arki kartid in uu ka samaysan yahay bulukeetiyadan yaryar’e, waxaa kuu muuqanaya gidaar taagan. Sidaa si la mid ah, ayeynaan u arkin waxa …

Read More »