Qaybtii Hore Habeenkaa uu Mamuu dadka aakhiro ku biirayo ee dabadeedna arrimaha tiro beelka ahi …
Read More »Daljir
“Haye, haye, aynu ismaqalno,” ayuu yiri Macallin Nuur. “Waa faaqidaaddii suugaanta.” Tobankiisii arday waxay la soo baxeen buugtoodii Suugaanta Af-Soomaaliga. Waxaa albaabka ka soo galay Qasaaye oo neef-tuuraya, dhididkuna ka dareerayay. “Qasaayow waqtiga dhowr,” ayuu yiri Macallin Nuur. “Waad soo daahday.” “Macallin, gabar i jecelaa isbaaro ii dhigatay,” ayuu Qasaaye …
Read More »