Maxaa Cusub?

Aqoondarro Waa u Nacab Jacayl 10

Haddaba, in kastoo gabartii ka carartay Calimaax aragtidiisii horee, waxay ahayd qof waracad ah oo way qayla roor tagtay, ilaa rag iyo haween loo soo gurmadey oo halkii rabrab lagaga qaaday oo guryihii beesha la geeyey. Wax rag ah oo muqdar ama xilkas ah waxaa beelaha joogey nin la oran …

Read More »

Aqoondarro Waa u Nacab Jacayl 9

DHAAWACII IYO DHIIGKAFUQII CALIMAAX In kastoo la yiri Calimaax waa geeriyoodey, ciidankiisiina sidaas ku tiriyeen markii la waayey, raggii ugu war dambeeyeyna oo ay goobtii Gurifaras ka wada dagaalamayeen sheegeen in rasaasi ku dhacday oo uu dhaawac ahaa markii ugu aragti dambaysey. Hase ahaatee, Calimaax ma dhiman wuxuuna nasiib ku …

Read More »

Aqoondarro Waa u Nacab Jacayl 8

DUULLAANKII DARAAWIISHTA EE “BADDACAS” Mar loo malaynaayo inay taariikhdu qiyaastii ahayd bishii Nof. 1916kii ayaa Seyidkii duullaan uu magaciisa qarsooni ahaa “BADDACAS” oo uu xeeladdiisa dejiyey markuu muddo dheer dersaayey ku saaray xeebahaas Maakhirkoost. Maakhirkoost waxaa lasyku yiraahdaa magaalada Xiis, Laasqoray, Maydh, Ceelaayo, Qaw iyo Boosaaso. Duullaankaas waxay tallaabadiisa labaad …

Read More »