من يرد الله به خيرا يفقهه في الدين Faallo Buug: Al-faaruuq Sannadihii hore, Taariikh Nololeedkii Cumar ...
Read More »Silsiladdii Xaydha 1
“Meeshaan hannaan gobannimo iyo, hadiyad eegaayey Haf miyaad la tidhi xaydh sidaad, haan ku dhayanayso” *** “Hayin iyo markaad subag heshaan, Hawd kusoo mariyey Eed laba gadiid ka hirqataad, honono’aysaaye” Soomaalidu waa ummad suugaanta quudata, gabayga iyo gabyaaguna waxay noloshooda kaga jireen meel sare. Raggii ay Soomaalidii hore qaddarin jirteyna ...
Read More »