Home / Waxbarasho / VOA Waraysi: Waa Sidee Heerka Waxbarashada Soomaaliya?
Xigashada sawirka © UNICEF.

VOA Waraysi: Waa Sidee Heerka Waxbarashada Soomaaliya?

http://www.voasomali.com/content/somalia-education/2890425.html

Dhowaan waxaa Konfurta iyo Badhtamaha Soomaaliya ka dhacay imtixaanaadka shahaadada dugsiyada sare oo ay soo qabanqaabisay dawladda Soomaaliya markii ugu horraysay muddo ka badan 20 sano.

Inkastoo tallaabadaasi xiisad ka dhex abuurtay dawladda iyo dalladaha gaarka ah ee waxbarashada haddana khubarada ayaa ku macnaysay inay ahayd tallaabo horey loo qaaday.

Khubaradu waxay dawaladda ugu baaqeen inay ka shaqayso sidii loo dejin lahaa sharci waxbarasho oo hufan oo tayo leh isla markaana ku salaysan tababarka macallimiinta, tayo waxbarasho iyo daraasadda heerka waxbarashada.

Qodobadaas iyo waaya-aragnimadiisa shaqo ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Prof. Xasan Cabdi Kaynaan oo Madaxa Waxbarashada ee Xafiiska Hay’adda Qaramada Midoobay ee UNESCO ee Bariga Afrika.

Waraysiga oo dheer hoos ka dhagayso

Print Friendly

Comments

comments

Check Also

Imaam Shaafici

Imaam Shaafici (150H-204H, Qassah/زّ-Qaahira, 54 jir): Abuu Cabdallaah, Muxammad ibnu Idriis, ash-Shaaficii. Waa imaamkii aasaasay ...

Daljir

“Haye, haye, aynu ismaqalno,” ayuu yiri Macallin Nuur. “Waa faaqidaaddii suugaanta.” Tobankiisii arday waxay la ...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *