Home / Nukhbatul Fikar / 3 Warka Aan La Qaadanaynin

3 Warka Aan La Qaadanaynin

nukhbatul-fikar

 

.ثم المردود : إما أن يكون لسقط، أو طعن

.والسقط إما أن يكون من مبادئ السند من مصنف، أو من آخره بعد التابعي، أو غير ذلك

.فالأول: المعلق

.والثاني: المرسل

والثالث: إن كان باثنين فصاعدا مع التولي فهو المعضل، وإلا فـ(المنقطع ) ثم قد يكون واضحاً أو خفياً. فالأول يدرك بعدم التلاقي، ومن ثم احتيج إلى التاريخ، والثاني المدلس، ويرد بصيغة تحتمل اللقي: كـ (عن)، وقال، وكذا المرسل الخفي من معاصرٍ لم يلق من حدث عنه

Intaa ka dib, warka la celinayo waxaa sabab u ah dhicitaan ama durid. Dhicitaanku waxa uu ahaan karaa bilowga sanadka ee dhanka qoraaga, ama dhammaadkiisa taabiciga ka dib, ama meel kale. Kan hore waa Mucallaq, ka labaadna waa Mursal. Ka saddexaadna haddii uu dhicitaanku yahay labo iyo wixii ka badan oo isku xiga waa Mucdal, haddii kalese waa Munqadic.

Dabadeed, dhicitaanku waxa uu noqon karaa mid muuqda ama mid qarsoon. Kan hore (muuqda) waxaa lagu garan karaa in aysan kulmin, waana sababta loogu baahan yahay taariikhda. Kan labaadna (qarsoon) waa Mudallas, waxa uuna ku yimaaddaa qaab laga dareemi karo kulan, sida can iyo qaala. Tanna waxaa la mid ah Mursalka Qarsoon ee qofka werinayaa uusan la kulmin cidda uu ka werinayo.

 

Qaybtii Hore                               Qaybta Xigta

Ku noqo TUSMADA

Print Friendly

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *