Home / Nukhbatul Fikar / 2 Warka La Qaadanayo

2 Warka La Qaadanayo

nukhbatul-fikar

وَخَبَرُ الْآحَادِ بِنَقْلِ عَدْلٍ تَامِّ الضَّبْطِ، مُتَّصِلِ السَّنَدِ، غَيْرِ مُعَلَّلٍ وَلَا شَاذٍّ: هُوَ الصَّحِيحُ لِذَاتِهِ، وَتَتَفَاوَتُ رُتَبُهُ بِتَفَاوُتِ هَذِهِ الْأَوْصَافِ، وَمِنْ ثَمَّ قُدِّمَ صَحِيحُ الْبُخَارِيِّ، ثُمَّ مُسِلِمٍ، ثُمَّ شَرْطُهُمَا.

Warka aaxaadka ah ee uu soo tebiyey (1) qof Cadli ah oo (2) xifdigiisu dhammaystiran yahay, (3) sanadkiisuna xidhiidhsan yahay, ee (4) aan cillad lahayn, (5) shaad (ذ) na aan ahayn, ayaa sidiisa Saxiix ku ah. Darajooyinkiisuna [saxiixa] waxa ay u kala sarreeyaan hadba sida uu u buuxiyo shuruuddan. Sidaa awgeed ayaa loo hormariyey Saxiixul Bukhaari, ka dibna [Saxiixul] Muslim, ka dibna Shardigooda.

***

Haddii aan ka soo hadalnay jidadka warku innagu soo gaadhi karo, waxaan ku xejinaynaa warka la qaadanayo ee la aqbalayo iyo shardiyadiisa.

Qaybtii Hore                               Qaybta Xigta

Ku noqo TUSMADA

Print Friendly

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *