Falanqaynta Miisaanka Maansada


Download519
Stock
File Size718.59 KB
Create DateJanuary 17, 2017
Download

Kun sagaal-boqol lixiyo-toddobaatankii waxaa lagu tilmaami karaa sanadkii laga niib keenay dhawr faa’iidooyin oo ku ladhnaa qorista af-Soomaaliga. Ka sokow in uu qeexay shaniyo-toban kun oo erey, waxaa sanadkaas soo baxay qaamuuskii ugu horreeyay ee sida cilmiyaysan u faaqiday arrinta uu qorahiisu, buuni Yaasiin Cismaan Keenadiid, ku tilmaamay “xasilid la’aanta af-Soomaaliga,” taas oo laga gudbi karo marka ay Soomaalidu “in badan wax qorto.” Waxaa intaas dheer daahfurkii miisaanka maansada Soomaaliyeed, oo sida uu sheegay buuni Andrzejewski [Anjeyafiski] aan “shaki ku jirin” in ay suurtagashay ka dib qoristii af-Soomaaliga ee 1972 (1982). Curiskani waxa uu falanqaynayaa midhaha iyo sooyaalka daahfurkaas.

Idiris Maxamed Cali

IDIRIS MAXAMED CALI

17 Bilkow 2017

Print Friendly

Comments

comments

Check Also

“Bulshooy adigay bokhraday”

Download0 Stock∞ File Size Create DateMarch 20, 2017 Download Sirta Qoraalka: Masuuliyadda Qoraaga Soomaaliyeed Qoraagu …

Silsiladda Xaydha 3

Download0 Stock∞ File Size Create DateMarch 17, 2017 Download Mugga sow silsiladdii halkaa haka socoto …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *