Home / Taariikh

Taariikh

Sooyaalka Shiicada

Ma habboon tahay in la oggolaado in aragtida Shiicada lagu fidiyo Soomaalida dhexdooda? Kala duwanaanshaha u dhexeeya Sunnada iyo Shiicadu ma mid siyaasad keli ah ku dhisan baa? Qoraalkani wuxuu raadraacayaa mad’habta Shiicada iyo taariikhdeedii.  Si uu u sahlanaado akhriska qoraalku, waxaa laga tegey tixraacii cilmiga ahaa (references) in la ...

Read More »

Taxane Taariikheedkii halgankii Sayyid Maxamed Cabdille Xassan (AHUN) iyo Daraawiishtiisii.

Sayyid Maxamed Cabdille Xasan wuxuu ku dhashay Sacmadeeqa oo Buuhoodle u dhow, taariikhdu markii ay ahayd sannadkii 1856. Isagoo jira ilaa 64 sano ayuu ku geeriyooday Iimey dhammaadkii 1920 kii, iyada oo loo badiyo in ay ahayd 21 kii Disambar. Ilaa shan iyo labaatan sano ayuu halgan iyo jihaad kula ...

Read More »

Guulihii Kacaankii 21 kii Oktoobar 1969

Saraakiishii afgembiga ka dambeeyey waxay ahaayeen 25 nin oo 20 ka tirsanaayeen Ciidamada Qalabka Sida (CQS), 5 ta kalena ahaayeen Ciidamada Bilayska. Waxaa la sameeyey gole ka kooban 25 kan oo loogu magac daray Golaha Sare ee Kacaanka. In kasta oo Maxamed Siyaad Barre watay qorshaha afgembiga, haddana waxay qabteen ...

Read More »

Sababihii Kacaankii 1969

  Dawladihii Rayidka ahaa Ilaa Xornimadii lixdankii waxaa talada u kala dambeeyey afar xukuumadood oo aan wax weyn oo la taaban karo qabanin, mid musuqmaasuq lagu doorto, mid kalsooni laga la noqdo, mid la bedelo, wasaarado saami beeleed lagu qaybsado, iyo wax aan dhaamin bay wakhtigii ku dhammeeyeen. Dawladihii rayidka ...

Read More »

Rewinding Revolution. Rhetoric in Reliving the Past; The Kacaan Era.

The beginning of this story can be found in the way it ended. In assessing the end of things can one learn its fruits and the tree that sprung it. Just like a healthy old oak, the Kacaan government henceforth identified as Supreme Revolutionary Council (SRC) or Somali Revolutionary Socialist ...

Read More »