Tag Archives: af-soomaali

Sababihii Kacaankii 1969

  Dawladihii Rayidka ahaa Ilaa Xornimadii lixdankii waxaa talada u kala dambeeyey afar xukuumadood oo aan wax weyn oo la taaban karo qabanin, mid musuqmaasuq lagu doorto, mid kalsooni laga la noqdo, mid la bedelo, wasaarado saami beeleed lagu qaybsado, iyo wax aan dhaamin bay wakhtigii ku dhammeeyeen. Dawladihii rayidka …

Read More »

Af Hiil Waayey

Magacaygu waa af-Soomaali.  Da’deyda ma aqaan.  Hayeeshee in dhaaxo waan soo joogay.  Afaf qalaad inay igu milmaan waan iska caabbiyay.  Kuwii gumeystahana hangool ayaan isaga qabtay.  Waan xididaystay.  Oo raagay.  Gallad Eebbe dheh. Rag shisheeye ah baa ii qiray inaan ahay afkii gabayaaga.  Garab ayaan ahay.  Aniguu i adeegsadaa Soomaali …

Read More »