Home / Mahadsanid

Mahadsanid

Aad ayaanu ugu faraxsan nahay in aad ku biirtay wargeyskayaga. Xidhiidh wanaagsan.

Print Friendly

25 comments

  1. Waa taariikh ay u baahan yihiin jiilka hada jooga in ay ku ogaadaan sidii dalka looga xoreeyey caloshoda u saqaystayashiii iyo halgankii iyo taariikhda dalka iyo umada soomaliyeed

    Waad Mahdsantihiin soo tabintiina wanagsan.

  2. Waa AriN Aad loga Noxo runti

  3. Mustafe Nuuradin cali

    Een wall Adaa modan Aqballda garanug

  4. waa thaarikh hufan oo aqoonaysan ah inshiico lafahmo ad ayad kaaga mahad celinaynaa

  5. masha allah walal waad mahadsantihin meel loo baahnaa baad kasoo baxden

  6. Asc wr wb walaalayaal. Aad iyo aad ayaan ugu farxay shaqadaad heysaan markaan arkay oon waliba qoraalo badan oo webkiina ku qoran aqristay. Allah ha idinla garab galo wanaaga aad umadiina u heysaan walaalayaal. Abwaan hora yiri: (Qof walibo wuxuu noo qabtiyo qaladka uu noo geestay; diiwaana qaran baa jiroo loogu qorayaaye.)

  7. mnshlh walalayaal aad iyo aad baan ibogaadin shaqada ay haysaan mahadsanidin

  8. Runtii Kacaankii Siyad bare waa mid Lagu da.san karo ilaa iyo hada waa loo baahanyahy Kacaan lawad dalka inuu ka dhasho

  9. Allaa i leh e, anu aad baa aan ugu helay, walaalaayaal, dadaalka wax ka badan ee aad ugu jirtaan ururinta, buug iyo maansaba, wax alla wixii afkeennaa hooyo ku lug leh oo dhanba. ”horay u socda” ayaan idin leehay, walaalayaal. GUUL!

  10. Aad iyo aad baad u mahadsantihiin bahda Garanuug. Howshaan waa mid aad u wanaagsan. Waxaan aad u jeclaan lahaa in la daabaco (kadib markii la tafatiro, waa haday tafatir u baahanyihiin) qoraalada ku guulasyta tartamada aad qabataan si ay bulshadu u daalacato. Mahadsanidiin.

    • Adigaa mudan, walaal. Insha Allaah waanu soo daabacaynaa. Mahadsanid, walaal

      • asc mudane admin inkastoo aanan aqoon email si private ah aan kaala soo xiriiro hadana waxaan soo saaraa wargeys arimaha bulshada ka faalooda oo layiraahdo Hayaanka nolosha, wuxuu ka soo baxaa muqdisho, waxaan jecleystay sheekooyin bogiina ku qoran waxaan idinkaga bahanahay fasax aan ku soo saari karo wargeyska anigoo wixii xuquuq qoraal ah ilaalin doono insha,alah mahadsandiin

  11. Asc
    Waan ku farax sanahay kuso biiridda Howygaan
    Insha alaah waxana filayaa in wax iiga kordhi donan
    Mahadsanidiin

  12. Aad ayan ugu farxay runtii
    Markii aan arkay shabakada garanuug.com
    Hawlaha fiican ee ay bulshada usoo bandhigto
    Waan idinuku taageersanahay.
    Waxan idin leeyahay allah ha idin barakeeyo

  13. aad ayaad u mahadsantihiin, sida wanaagsan ee aad bulshadda uga dhiseysaan aqoonta iyo garaadka, sii wada shaqadda wanaagsan Allah ha idinla garab galee, wa Jazakumullah kheyran

Leave a Reply to xalima Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *