Waa taariikh ay u baahan yihiin jiilka hada jooga in ay ku ogaadaan sidii dalka looga xoreeyey caloshoda u saqaystayashiii iyo halgankii iyo taariikhda dalka iyo umada soomaliyeed
Allaa i leh e, anu aad baa aan ugu helay, walaalaayaal, dadaalka wax ka badan ee aad ugu jirtaan ururinta, buug iyo maansaba, wax alla wixii afkeennaa hooyo ku lug leh oo dhanba. ”horay u socda” ayaan idin leehay, walaalayaal. GUUL!
Aad iyo aad baad u mahadsantihiin bahda Garanuug. Howshaan waa mid aad u wanaagsan. Waxaan aad u jeclaan lahaa in la daabaco (kadib markii la tafatiro, waa haday tafatir u baahanyihiin) qoraalada ku guulasyta tartamada aad qabataan si ay bulshadu u daalacato. Mahadsanidiin.
asc mudane admin inkastoo aanan aqoon email si private ah aan kaala soo xiriiro hadana waxaan soo saaraa wargeys arimaha bulshada ka faalooda oo layiraahdo Hayaanka nolosha, wuxuu ka soo baxaa muqdisho, waxaan jecleystay sheekooyin bogiina ku qoran waxaan idinkaga bahanahay fasax aan ku soo saari karo wargeyska anigoo wixii xuquuq qoraal ah ilaalin doono insha,alah mahadsandiin
aad ayaad u mahadsantihiin, sida wanaagsan ee aad bulshadda uga dhiseysaan aqoonta iyo garaadka, sii wada shaqadda wanaagsan Allah ha idinla garab galee, wa Jazakumullah kheyran

Waad Mahdsantihiin soo tabintiina wanagsan.
Adigaa mudan walaal.
Waa AriN Aad loga Noxo runti
Een wall Adaa modan Aqballda garanug
waa thaarikh hufan oo aqoonaysan ah inshiico lafahmo ad ayad kaaga mahad celinaynaa
Waaw masha Allah mahadsanidiin
adigaa mudan, walaal Cabdiraxmaan. Soo dhawoow.
masha allah walal waad mahadsantihin meel loo baahnaa baad kasoo baxden
Adigaa mudan, walaal.
Asc wr wb walaalayaal. Aad iyo aad ayaan ugu farxay shaqadaad heysaan markaan arkay oon waliba qoraalo badan oo webkiina ku qoran aqristay. Allah ha idinla garab galo wanaaga aad umadiina u heysaan walaalayaal. Abwaan hora yiri: (Qof walibo wuxuu noo qabtiyo qaladka uu noo geestay; diiwaana qaran baa jiroo loogu qorayaaye.)
Alle haku sharfo, walaal Nuur. Mahadsanid.
mnshlh walalayaal aad iyo aad baan ibogaadin shaqada ay haysaan mahadsanidin
Aad baad u mahadsan tahay, walaal
Runtii Kacaankii Siyad bare waa mid Lagu da.san karo ilaa iyo hada waa loo baahanyahy Kacaan lawad dalka inuu ka dhasho
Allaa i leh e, anu aad baa aan ugu helay, walaalaayaal, dadaalka wax ka badan ee aad ugu jirtaan ururinta, buug iyo maansaba, wax alla wixii afkeennaa hooyo ku lug leh oo dhanba. ”horay u socda” ayaan idin leehay, walaalayaal. GUUL!
Aad iyo aad baad u mahadsantihiin bahda Garanuug. Howshaan waa mid aad u wanaagsan. Waxaan aad u jeclaan lahaa in la daabaco (kadib markii la tafatiro, waa haday tafatir u baahanyihiin) qoraalada ku guulasyta tartamada aad qabataan si ay bulshadu u daalacato. Mahadsanidiin.
Adigaa mudan, walaal. Insha Allaah waanu soo daabacaynaa. Mahadsanid, walaal
asc mudane admin inkastoo aanan aqoon email si private ah aan kaala soo xiriiro hadana waxaan soo saaraa wargeys arimaha bulshada ka faalooda oo layiraahdo Hayaanka nolosha, wuxuu ka soo baxaa muqdisho, waxaan jecleystay sheekooyin bogiina ku qoran waxaan idinkaga bahanahay fasax aan ku soo saari karo wargeyska anigoo wixii xuquuq qoraal ah ilaalin doono insha,alah mahadsandiin
Wcs walaal. Waxa aad nagala soo xidhiidhi kartaa info@garanuug.com
adigaa mudan walaaal.
Asc
Waan ku farax sanahay kuso biiridda Howygaan
Insha alaah waxana filayaa in wax iiga kordhi donan
Mahadsanidiin
Aad ayan ugu farxay runtii
Markii aan arkay shabakada garanuug.com
Hawlaha fiican ee ay bulshada usoo bandhigto
Waan idinuku taageersanahay.
Waxan idin leeyahay allah ha idin barakeeyo
Aamiin dhammaanteenba. Mahadsanid walaal.
aad ayaad u mahadsantihiin, sida wanaagsan ee aad bulshadda uga dhiseysaan aqoonta iyo garaadka, sii wada shaqadda wanaagsan Allah ha idinla garab galee, wa Jazakumullah kheyran
Mudnid walaal. Alle ha ku sharfo.