Home / Ereybixin Saynis

Ereybixin Saynis

8 comments

  1. Inverse – Dadban
    Inversely proportional: Saami dadban
    Host – Soore
    Antibiotic – Caabuqtire

    • Mahadsanid, walaal.

      Waa eraybixin wanaagsan. Tan qoraalka aanu soo gelinay waa tii Guddigii Af-Soomaaligu diyaariyeen ee annagu ma lihin.

    • Walaal waad saxantahay base micnhiisu waa saldhig balse markii laga hadlaayo saynis ama kimisteriga beysku waa sheyga marku uu lafalgalo asiidh soo saara cusbo mahadsanid.

  2. cabdirisaaq axmed cabdi farsamo

    aad baad umahadsan tihiin dhammaan garanuug iyo qoraayada ka shaqeeya alle ha idin sharfo jaalayaa

    waa wax lagu farxo in sidan loo xafido afkeena suuban

  3. Adinkoo mahadsan
    http://Www.garanuug.com:
    Geography eray bixntiisa ma heli karaa
    Aabic Iyo English intaba
    Thanks

Leave a Reply to admin Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *