Aberation | Haydh |
Aberation, chromatic | Haydh-midabeed |
Aberation, spherical | Haydh-kubbadeed |
Absolute | Sugan |
Absolute expansion | Fidid sugan |
Absolute humidity | Suyuc sugan |
Absolute magnitude | Laxaad sugan |
Absolute permitivity | Samaxaad sugan |
Absolute temperature | Heerkul sugan |
Absolute unit | Halbeeg sugan |
Absolute zero | Eber sugan |
Absorptance | Nuugitaannimo |
Absorption | Nuugid |
Absorption bands | Liidad nuugideed |
Absorption, Chemical | Nuugid kiimikaad |
Absorption coefficient | Weheliye nuugid |
Absorption, Physical | Nuugid fiisikaad/duleed |
Absorption of radiation | Kaah nuugid |
Absorption spectrum | Jeegaan nuugid |
Absorptivity | Nuugitaan |
Abundance | Helitaan |
Abundance, Chemical | Helitaan Kiimikaad |
Abundance, Cosmic | Helitaan cireed |
Abundance, Natural | Helitaan dabiiciyeed |
Acceleration | karaar |
Acceleration due to gravity | Karaar cufisjiidad |
Acceleration, Rectilinear | Karaar xariiqtoos |
Acceleration, Curvilinear | Karaar xariiqxood |
Accelerator | Karaaarshe |
Acceptor | Guddoome |
Acceptor level | Heer guddoome |
Accomodation | Arag-qumin |
Accumulator | Ururiye |
Achromatic colors | Midabyo-haydh |
Achromatic fringes | Hariiro-haydh |
Aclinic line | Birlab-badhe |
Acoustics | Cilmi jabaqeed |
Acoustic bridge | Kaabad jabaqeed |
Acoustic capacitor | Madhxiye jabaqeed |
Acoustic Absorption | Nuugid jabaqeed |
Acoustic filter | Kala-reebe jabaqeed |
Acoustic grating | Shuqduud jabaqeed |
Action | Fal |
Activation | Kicin |
Activator | Kiciye |
Active componant | Xubin kacsan |
Active current | Qulqul kacsan |
Adactive vision | Arag-qabatin |
Adiabatic process | Hab kul-xidh |
Adiabatic change | Isbeddel kul-xidh |
Adhesion | Qalaadisjiidad |
Adhesive force | Xoog qalaadisjiidad |
Admitance | Oggolaansho |
Advantage | Faa'ido/waxtar |
Aerial | Eeriyal |
Aerial erray | Teed eeriyal |
Aerial impedance | Xayir eeriyal |
Aerial loop | Qool eeriyal |
Aerial noice | Buuq eeriyal |
Aerial wave | Hir eeriyal |
Aerofoil | Eeroofayal |
Aeronautics | Cilmi duulimaad |
Aerometre | Hawobeeg |
Aerodynamic | Eerodhaynaamik |
After-glow | Hadhaa iftiin |
After-heat | Hadhaa kul |
After-image | Hadhaa hummaag |
Air | Hawo |
Air capacitor | Madhxiye hawo |
Air condition | Hawo qaboojiye |
Air-core transformer | Dooriye hawo-dhuux |
Aircraft | Dayuurad |
Air glow | Iftiin hawo |
Airoship | Markab hawo |
Airospeed | Xawaare hawo |
Alogorithm | Algoridam |
Allobar | Aloobaar |
Allotropy | Alotarobi |
Alloy | Birdhaf |
Alpha | Alfa |
Alpha decay | Mataataxa Alfa |
Alpha particle | Saxarka Alfa |
Alpha rays | Falaadhaha Alfa |
Alpha ray spectrum | Jeegaanta falaadhaha Alfa |
Alternating current (A.C.) | Qulqul talantaaliya (Q.T.) |
Alternating current bridge | Kaabad Q.T. |
A.C. motor | Mator/dhaqaajiye Q.T. |
Altimetre | Joogbeege |
Altitude | Joog |
Amalgam | Heerdhaf |
Amalgamation | Heerdhafayn |
Amber | Amber |
Ambient | Weegaar |
Ammeter | Ambiyeer-beege |
Amerphous | Wiriq-laawe |
Ampere (Unit) | Ambiyeer (halbeeg) |
Ampere balance | Miisaan ambiyeel |
Ampere law | Xeerka ambiyeer |
Ampere turn | Duub ambiyeer |
Amplification | Kordhin |
Amplification factor | Saami kordhineed |
Amplifier | Kordhiye |
Amplitude | Qoton |
Amplitude modulation | Habrid qoton |
Amplitude splitting | Jeebis qoton |
Atomic Mass Unit (A.M.U) | Halbeeg Cuf Atameed (H.C.A) |
Anaylser | Saafe |
Anemometre | Anemoomitir (Xawaare-hawo-beeg) |
Aneroid | Hoorlaawe (Aneroydh) |
Angle | Xagal |
Angle of friction | Xagal islis |
Angle of incidence | Xagal-abbaar |
Angle of reflection | Xagal noqod |
Angstrom A | Angistaroom A |
Angular | Xagleed |
Angular acceleration | Karaaar xagleed |
Angular displacement | Barabax xagleed |
Angular frequency | Rakaad xagleed |
Angular impluse | Gujo xagleed |
Angular momentum | Daafad xagleed |
Angular velocity | Kaynaan xagleed |
Anistropy | Anistaroobi |
Annihilation | Liqid |
Annihilation radiation | Kaah liqid |
Anion | Ayoontabane |
Anode | Qotintogane |
Anode characteristic | Astaan qotintogane |
Anode drop | Dhicid qotintogane |
Anode load | Rar qotintogane |
Anode modulation | Habrid qotintogane |
Anode rays | Falaadho qotintogane |
Anode saturation | Dheregsanaan qotintogane |
Anamolous | Sirgacan |
Anamolous behavior of water | Asawga sirgacan ee biyaha |
Antenna | Anteena |
Anticathode | Lid-qotintabane |
Anti ferromagnetism | Lid-xadiidbirlabnimo |
Antimatter | Lid-maatar |
Antiparticle | Lid-saxar |
Antiresonance | Lid-iskudubadhac |
Aperture | Dalool |
Aperture angle | Xagal dalool |
Aperture distortion | Qaablun |
Apex | Fig |
Apparent | Muuqda |
Apparent Expansion | Fidid muuqata |
Apparent Depth | Qoto muuqata |
Apparent magnitude | Laxaad muuqda |
Arc-lamp | Laambad-qaanso |
Armature | Xurbiye |
Artificial | Gacmeed |
Array | Teed |
Asteriod | Meere-yare |
Astigmatism | Kulmis-seeg |
Antigmatic lens | Bikaac kulmis-seeg |
Antigmatic defect | Lid kulmis-seeg |
Astronomy | Cilmi falag |
Atmometre | Uumiyow beege |
Atmosphere | Gibil |
Atmospheric circulation | Wareeg gibileed |
Atmospheric convection | Islabarogod gibileed |
Atmospheric electricity | Danab gibileed |
Atmospheric polution | Ajow gibileed |
Atmospheric pressure | Cadaadis gibileed |
Atmospheric radio | Raadiyoo-gibileed |
Atom | Atam |
Atomic bomb | Qunbulad atameed |
Atomic energy | Tamar atameed, bu'eed |
Atomic heat | Kul atameed |
Atomic number | Tiro atameed, bu'eed |
Atomic orbital | Meeris atameed |
Atomic physics | Fiisikis atameed |
Atomic radius | Gacan atameed |
Atomic volume | Mug atameed |
Atomic weight | Culays atameed |
Atomisation | Atamayn |
Attenaution | Dhimid |
Attenaution coefficient | Weheliye dhimid |
Audiometre | Maqal beege |
Audiofrequency | Rakaad-maqal |
Audio signal | Sinyaale maqal |
Aurora | Awroora |
Automatic | Iswada |
Avagadro constant | Madoorsoomaha Afagaadro |
Axial | Dhidibeed |
Axial Ration | Saami dhidibeed |
Axis | Dhidib |
Azimuth | Kug |
Azimuthal | Kugeed |
Azimuthal quantum number | Tiro kuwaantam kugeed |
Back Electromotive Force | Xogga danab-wadidda danbe |
Back Focal Length | Dherer Kulmis danbe |
Background Noises | Buuqa Agagaarka |
Backheating | Gadaal Kulaylin |
Balance | Miisaan |
Ballistics | Cilmi Gantaal |
Band | Liid |
Band-pass Filter | Kalareebe Liid-taf |
Band Spectrum | Jeegaan Liid |
Band Energy | Liidad Tamar |
Band Width | Ballac Liid |
Barometer | Cadaadisbeege |
Base | Sal |
Beam | Dhud |
Battery | Batari |
Beam Current | Qulqul Dhud |
Beat | Garaac/Jiib |
Beat Oscilator | Walhade Jiibeed |
Beat Receiption | Qabasho Jiibeed |
Bell Jar | Gambis-dawan |
Bel (Unit) | Bel (halbeeg) |
Bending Moment | Maroojis Liiciye |
Beta | Biita |
Beta Particles | Saxarrada Biita |
Beta Decay | Mataataxa Biita |
Bias | Xaglis |
Bias Voltage | Xaglis Fooltayj |
Biaxial | Laba-dhidible |
Bicomcave | Laba-golxo |
Biconvex | Laba-tuuro |
Bifocal | Laba-kulmis |
Bimetallic Strip | Jeex laba bireed |
Binding Energy | Tamar Isugeyn |
Binding Force | Xoog Isugeyn |
Black Body | Dul Madow |
Black Body Radiation | kaah Dul madow |
Black Hole | God Madow |
Blocking Capacitor | Madhxiye Xidhe |
Boiling Point | Bar Karkar |
Bond Energy | Tamar Dabar |
Boson | Boson |
Boundry Layer | Dub Soohdin |
Boyle's Law | Xeerka Boyel |
Brackett Seria | Taxa Baraakit |
Breakdown | Jabid |
Bridge | Kaabad |
Brownian Motion | Socodka Barawn |
Brush | Burush |
Buffer Circuit | Mareeg Xijaab |
Bunsen Burner | Laanbadda Bansan |
Buoyancy | Caabbin Dareereed |
Burden | Dulsaar |
Cable | Waayir |
Calculating Machine | Makiinadda Xisaabinta |
Caliberation | Sargoyn |
Caloria (unit) | Kaalori (halbeeg) |
Caloufic Value | Qiime Tamar-gudasho |
Calorimeter | Kulbeeg |
Camera | Kamara/d |
Camera Tube | Dhuun Kamaro |
Camouflage | Isqarin |
Candela (unit) | Kandeela (halbeeg) |
Candle | Shamac |
Candle Power | Awood Shamac |
Capacitance | Madhxin |
Capacitor | Madhxiye |
Capacity | Qaad |
Capillarity | Tintafid |
Capture | Qabasho |
Carbon Cycle | Meerto Kaarbon |
Carnot Cycle | Meerto Kaarnot |
Carnot Law | Xeerka Kaarnot |
Carrier | Side |
Carrier Wave | Hir Side |
Cascade | Tax |
Cassette | Kaaseet |
Casting | Birqaabayn |
Catalysis | Kalkaalid |
Catalyst | Kalkaale |
Catching Diode | Laba-qotinle qable ? |
Cathode | Qotintabane |
Cathode ray oscilloscope | Osiliskoob Fallaadh-qotin-tabane |
Cathode Ray Tube (CRT) | Dhuun Fallaadh-qotin-tabane (Dh. F. Q.) |
Cathode Rays | Fallaadho Qotintabane |
Cation | Ayoon-togan |
Cavendish Experiment | Tijaabada Kafindhish |
Cavitation | Xordin |
Celestial Sphere | Kubad Cireed |
Cell | Unug |
Celcius Degree | Cabbirka Selsiyas |
Centrigrade | Sentigaraydh |
Central Force | Xoog xudduneed |
Centre | Xuddun |
Centre of Gravity | Xuddun Cufisjiidad |
Centre of Mass | Xuddun Cuf |
Centrifugal Force | Xoog Xuddun |
Centrifuge | Weedhaamin |
Centrosymetry | Xuddun Wanqar |
CGS system | Habka CGS |
Chain Reaction | Falgal Taxan |
Channel | Marin |
Charectristic Force | Xoog Astaameed |
Charge | Saldanab |
Charge Density | Cufnaan Saldanab |
Charles Law | Xeerka Jaarlas |
Chemical Constants | Madoorsoomayaal Kiimikaad |
Chemical Energy | Tamar Kiimikaad |
Chemical Equelibrium | Dheelitir Kiimikaad |
Chemical Reaction | Falgal Kiimikaad |
Chemical Reactivity | Falgalan Kiimikaad |
Chemical Shift | Durug Kiimikaad |
Chemical Change | Isbeddel Kiimikaad |
Chip | Jab |
Choke | Ceeje |
Choke Coil | Duub Ceeje |
Choke Coupling | Sidkid Ceeje |
Chromatic Aberation | Haydh Midabeed |
Circuit | Mareeg |
Circuit Breaker | Mareeg-gooye |
Classical Phycics | Fiisikikada Qaraamiga |
Clinical Thermomerte | Kulqiyaasaha Shaybaadhka |
Clock-wise | Saacad-wareeg |
Closed Circuit | Mareeg Xidhan |
Closed Shell | Heertamar Buuxa |
Clueter | Urur |
Coaxial Line | Xadhig dhidib-wadaag |
Code | Afgarad |
Coefficient | Weheliye |
Coefficient of Expansion | Weheliye Fidid |
Coefficient of Friction | Weheliye Islis |
Coherence | Isla-haysi |
Coherent | Isla-haysta |
Cohesion | Bahisjiidad |
Cohesive Energy | Tamar Bah-isjiidad |
Cohesive Force | Xoog Bahisjiidad |
Coincidence | Kulandhac |
Coincidence Circuit | Mareeg Kulandhac |
Collector | Ururiye |
Collecting Power | Awood Urursi |
Collision | Is-hirdi |
Collision Density | Cufnaan Is-hirdi |
Collision of the First Kind | Is-hirdiga Nooca Koowaad |
Collision of the Second Kind | Is-hirdiga Nooca Labaad |
Collision Probability | Itimaal Is-hirdi |
Collision Theory | Aragti Is-hirdi |
Colloidal Emulsion | Furuuruc Kolaydhaleed |
Colorometre | Midab-beege |
Colour | Midab |
Colour Analyser | Midab-saafe |
Colour Conternt | Midab lahaan |
Colour Contrast | Midab kala-duwid |
Colour Filter | Midab kala-reebe |
Colour Index | Muujiye Midab |
Colour Tiangle | Saddex-xagal Midab |
Colour Vision | Midab-arkid |
Column of Air | Joogtax Hawo |
Combination tones | Laxanno wadajir |
Combustion | Gubasho |
Combustion Engine | Injiin Gubasho |
Comet | Seef-cireed |
Communication | Isgaadhsiin |
Communication Satelite | Dayaxgacmeed Isgaadhsiineed |
Commutator | Xidhiidhiye |
Compact | Tisan |
Compass | Jiheeye/Goobeeye |
Compensator | Magdhabe |
Complimentry Colours | Midabyo Isbuuxsha |
Compound Lens | Bikaac Laalaab |
Compound Pendulum | Siirimiiri Laablaaban |
Compound Micscope | Makroskoob |
Compressability | Diismid |
Compression | Diismo |
Compressional Waves | Hirar Diismo |
Compressor | Diise |
Compton Effect | Raadka Kamton |
Computer | Kambiyuutar |
Concave | Goxo |
Concave Lens | Bikaaco golxo |
Concave Mirror | Muraayad golxo |
Concentration | Ribnaan |
Condensation | Uumihoorow |
Condensor | Uumihoorshe |
Conductance | Gudbin |
Conduction Band | Liid Gudbineed |
Conduction Current | Qulqul gudbineed |
Conduction Electrons | Elektaroonno gudbineed |
Conduction of Heat | Kulgudbin |
Conductivity | Gudbitaan |
Conductivity, Electrical | Gudbitaan danab |
Conductivity, Thermal | Gudbitaan kul |
Conductor | Gudbiye |
Configuration | Ratibaad |
Configuration of Electrons | Ratibaad Electroonno |
Conjugate | Xisti |
Conjugate Foci | Bara-kulmis Xisti |
Conjugate Points | Baro Xisti |
Conservation | Waarid |
Conservatuon Laws | Xeerar Waarid |
Conservation of Angular Momentum | Waarid Daafad xagleed |
Conservation of Charge | Waarid Saldanabeed |
Conservation of Energy | Waarid Tamareed |
Conservation of Linear Momentum | Waarid Daafad xarriiqeed |
Conservation of Mass | Waarid Cuf |
Conservative Field | Badad Waarsan |
Consonance of Music | Habsan-u-dhaca Miyuusikada |
Couple | Sidkan |
Coupled Circuits | Mareego Sidkan |
Coupling | Sidkayn |
Covalent Bond | Dabar-wadaag |
Corrosion | Leefid |
Creep | Gurguur |
Critical | Qirinqiir |
Critical Angle | Xagal Qirinqiir |
Critical Density | Cufnaan Qirinqiir |
Critical Point | Bar Qirinqiir |
Critical Temprature | Heerkul Qirinqiir |
Crookes Dark Space | Dululaaqiga-mugdiga ee Kuruuk |
Cross-section | Jeeb-gudub |
Cross-talk | Doc-ka-hadal |
Crystal | Wiriq |
Crystal diod | Laba-qotinle Wiriqeed |
Crystal Structure | Dhis wiriq |
Crystal symmetry | Wanqar wiriq |
Cube | Saddexjibbaarane |
Curie Law | Xeerka Kuuri |
Curie Point | Barta Kuuri |
Current | Qulqul |
Current Density | Cufnaan qulqul |
Current Traspomer | Dooriye qulqul |
Curvature | Xoodsanaan |
Cut-off frequency | Rakaad goynta |
Cycle | Meerto/wareeg |
Cylinder | Dhululubo |
Dalton's law of partial pressure | Xeerka Dhaalton ee cadaadis-qaybeedka |
Damping | Liciifis/Dhimid |
Damping of Mechanical system | Liciifis habdhis makaanikeed |
Daniel Cell | Unug Dhaaniyel |
Data | Jibayto |
Dating | Da'ayn |
Decay | Mataatax |
Decay constant | Madoorsoome mataatax |
Decay products | Maxsuulyo mataatax |
Decay, radioactive | Kaahfal mataatax |
Decibel (unit) | Desibel (hableeg) |
Declination | Janjeedh/hoos-udeg |
Decomposition | Kala-bax |
Decoupling | Sidig-tirid |
Defect | Iin |
Deflaction | Leexad |
Deformation | Qaabdoorsan |
Deformation, elastic | Qaabdoorsan loodsame |
Deformation, inelastic | Qaabdoorsan maloodsame |
Degree | Digrii |
Demagnitisation | Birlabnimotir |
Demodulation | Tacdiiltir |
Density | Cufnaan |
Density, relative | Cufnaan u-eegan |
Detector | Dareeme |
Desalination | Cusbotir |
Deviation angle | Xagal weecad |
Dev point | Bar dharab |
Diamagnetism | Ka-siq-birlabeed |
Dielectric | Laba-danab |
Dielectric constant | Madoorsoome laba-danab |
Dielectric field | Badad labadanab |
Dielectric leakage | Liigid labadanab |
Dielectric strength | Quwad labadanab |
Diesel Engine | Injiin Dhiisal |
Diffraction | Gadaal-baah |
Diffraction gratings | Shuqudyo gadaalbaah |
Diffraction of Light | Gadaalbaah Ilays |
Diffraction of Sound | Gadaalbaah Jabaq |
Diffraction spectrum | Jeegaan gadaalbaah |
Diffusion | Dhexgal |
Diffusion Chamber | Qolka Dhexgalka |
Dimension | Aadimo |
Dilation | Isbeddel Mugeed |
Diode | Labaqotinle |
Diode voltage | Fooltejka laba-qotinle |
Dipole | Labacidhifle |
Dipole, electric | Labacidhifle danabeed |
Dipole, magnetic | Labacidhifle birlabeed |
Dipole, moment | Maroojis labacidhifeed |
Dip | Foorar |
Dip circle | Foorar goobo |
Direct Current (DC) | Qulqul Toosan (QT) |
Discharge | Danabtir |
Discharge coefficient | Weheliye danabtir |
Discharge tube | Dhuun danabtir |
Disintegration | Burbur |
Disintegration, Nucleur | Burbur Bu'eed |
Dispersion | Kalaxayad |
Dispersion of light | Kalaxayad ilays |
Dispersive power | Awood kalaxayad |
Displacement | Barabax |
Displacement current | Qulqul barabax |
Dissosiation | Kalafur |
Dissosiation Energy | Tamar Kalafur |
Distillation | Xareedayn |
Distillation, Fractional | Qayb-xareedayn |
Distortion | Qaablun |
Distribution | Filiqsanaan |
Divergence | Firidhsanaan |
Divergent rays | Fallaadho firidhsan |
Donor | Deeqe |
Doppler Effect | Raadka Doblar |
Drift velocity | Kaynaan kaladurug |
Dust core | Dhuux Awaare |
Dynamics | Daynaamikada |
Dynamo | Daynamo |
Dyne (unit) | Dhayn (halbeeg) |
Earth | Dhul |
Earth Core | Dhuux Dhul |
Earth crust | Jidhif Dhul |
Earthening | Dhullayn |
Earthquick | Dhulgariir |
Earth rotation | Wareeg Dhul |
Earth spin | Winiin Dhul |
Echo | Deyaan/Dayaan |
Eclipse | Madoobaad |
Eclipse, lunar | Dayax-madoobaad |
Eclipse, solar | Qorrax-madoobaad |
Eddy Current | Qulqulka Eddi |
Elasticity | Loodsanaan |
Elastic Limit | Xadka loodsanka |
Elastic waves | Hirarka loodsanka |
Electric charge | Saldanab |
Electric current | Qulqul danab |
Electric Discharge | Danabtir danabeed |
Electric circuit | Mareeg danabeed |
Electric load | Rar danabeed |
Electric network | Shabaqxidh danabeed |
Electric noise | Buuq danabeed |
Electric potential | Kayd danabeed |
Electric Power | Awood danabeed |
Electric Field Strength | Quwad badad danabeed |
Electric flux | Burqad danabeed |
Electric flux density | Cufnaan burqad danab |
Electric induction | Saaqid danab |
Electric intensity | Itaal Danab |
Electricity | Danab |
Electric moment | Maroojin danab |
Electric Motor | Matoor danab |
Electric Generator | Dhaliye danab |
Electrochemical cell | Unug Danab-kiimikaad |
Electrochemical equivalent | Udhigan danab-kiimikaad |
Electrochemical series | Taxa danab-kiimikaad |
Electrodes | Qotinno |
Electrolysis | Danab-soocid |
Electrolyte | Gudbiye-milme |
Electromagnet | Birlab-danab |
Electromagnetic field | Badad birlabdanabeed |
Electromagnetic radiation | Kaah birlabdanabeed |
Electromagnetic spectrum | Jeegaan birlabdanab |
Electromagnetism | Birlabdanabnimo |
Electrometer | Danab-beege |
Electromotive force (EMF) | Xoog Danabwade (XDW) |
Electron | Elektaroon |
Electron affinity | Xiise Elektaroon |
Electron beam | Dhudo elektaroon |
Electron cloud | Daruur elektaroon |
Electron configuration | Ratibaad elektaroon |
Electron current | Qulqul elektaroon |
Electron density | Cufnaan Elektaroon |
Electron diffraction | Gadaalbaah elektaroon |
Electronegative | Elektaroontabane |
Eletron energy bands | Liidad tamar elektaroon |
Electron Energy level | Heer tamar elektaroon |
Electron gas | Neef-elektaroon |
Electron gun | Bunduq elektaroon |
Electron mass | Cuf elektaroon |
Electron Microscope | Maykaroskoob Elektaroon |
Electron radius | Gacan elektaroon |
Electron Rest mass | Cufneg elektaroon |
Electron shell | Heer tamar elektaroon |
Electron spin | Winiin elektaroon |
Electron transfer | Guurid elektaroon |
Electron valency | Kaaftoon elektaroon |
Electron Volt | Elektaroon foolt |
Electron Wavelength | Hirbaac elektaroon |
Electrostatic | Danabneg |
Elementary particle | Saxar-saleed |
Element | Curiye |
Emanation | Bukaac |
Emergent ray | Fallaadh baxdo |
Emittance | Bixitaan |
Emission | Bixin |
Emulsion | Furuuruc |
Emitter | Bixiye |
Energy | Tamar |
Enery bands | Liidad tamar |
Energy, internal | Tamar gudeed |
Energy, kinatic | Tamar socod |
Energy, potential | Tamar kayd |
Engine | Injiin |
Entropy | Intaroobi |
Equation of state | Weji isleegeed |
Equilibrium | Dheelitiran |
Erg | Eerg |
Eror | Gef |
Eror, random | Gef huban |
Eror, standard | Gef beegallan |
Eror, systematic | Gef habaysan |
Escope velocity | Kaynaan |
Ether | Etar |
Euclidean Geometry | Joomateri yuklidhiin |
Euclidean space | Dululaatiya yuklidhiin |
Evaporation | Uumiyow |
Exchange | Isweydaarsi |
Excitation | Didin |
Excitation energy | Tamar didineed |
Excitation potential | Kayd didineed |
Excited state | Weji didineed |
Exit | Marrin |
Exothermic | Kulbixiye |
Expanding universe | Koonka fidaya |
Expansion | Fidid |
Exponential function | Fansaar jibbaaran |
Exposure | Bandhigid |
Explosion | Qarax |
Extention | Ladh |
Extinction | Dabargo' |
Eyepiece | Gobol-ileed |
Fabry-Barot Method | Habka Faabri-Baarot |
Factor | Qodob |
Fahrenheit | Faaranhayt |
Failure | Hallow |
Fall | Dhac |
Fall-out | Soo dhac |
Farad (unit) | Faradh (halbeeg) |
Faraday Dark Space | Dululaati-madowga Faaradhey |
Faraday Constant | Madoorsoomaha Faaradhey |
Faraday, law of induction | Xeerka Saaqidda Faaradhey |
Faraday, law of electrolysis | Xeerka Danab-soocidda Faaradhey |
Fermat Principle | Xeerka Feermat |
Far point | Bar fog |
Feedback | Dib-u-quudsi |
Fatique | Gabid |
Ferromagnetism | Feerobirlabnimo |
Field | Badad |
Field of vision | Badad Muuqaal |
Field strength | Quwad badad (itaal) |
Field theory | Aragti badad |
Filament | Dubaalad |
Film | Filin |
Filter | Kala-reebe/miire |
Filter, color | Kala-reebe midab |
Filter. Wave | Kala-reebe hir |
Filteration | Miirid |
Fission | Dhanbalan |
Fission products | Taran dhanbalan |
Fissional | Dhanbalma |
Fixed points | Baro maguur |
Fizear experiment | Tijaabada Fisuu |
Flame | Olol |
Flare | Holac |
Flashlamp | Guluub walacle |
Fog | Dhedo |
Foot (unit) | Fuudh (halbeeg) |
Foot Candle (unit) | Fuut Kaandhal (halbeeg) |
Force | Xoog |
Force, centrifugal | Lid xoog xuduneed |
Forced vibration | Gariir qaaban |
Force, inersial | Xoog wahsiyeed |
Fountain | Buq |
Fracture | Dillaac |
Franhafer diffraction | Gadaalbaah Faranhuufar |
Freezing | Berefayn |
Freezing mixture | Iskujir berefayn |
Freezing point | Barta Berefowga |
Frequency | Rakaad |
Frequency distribution | Rakaad baahsanaan |
Frequecy, natural | Rakaad dabiici ah |
Fresnel Biprism | Birsan-labaalaha Faresnal |
Friction | Islis |
Friction, coefficient | Weheliye Islis |
Front | Wajahad |
Fuel Cell | Unug Shidaal |
Full | Buuxa/Idil |
Full moon | Dayax buuxa |
Full radiation | Kaah idil |
Functioon | Fansaar |
Fundamental physical constants | Madoorsoomayaasha fiisikaad ee salka ah |
Furnace | Foorno/Moofo |
Fuse | Badbaadiye/xidhiidhiye/Isku-ladhe |
Fusion (Off Ice) | Dhalaashan (Berefka) |
Fusion (Nuclear) | Iskudheg (Bu'eed) |
Flip-flop circuit | Mareeg bigdam |
Gain | Macaash |
Galaxy | Galagsi |
Galvatic cell | Unugga Galgani |
Galfanometer | Galfanoometer |
Gama rays | Fallaadhaha Gaama |
Gas | Neef |
Gas constants | Madoorsoomayaasha neefta |
Gas turbine | Marwaxad neefeed |
Gate | Kadin/Afaaf |
Gay-lusaac's law | Xeerka Gay-lusaak |
General | Guud |
Generator | Dhaliye |
Geocentric | Dhulxuduneed |
Geomagnetic axic | Dhidib birlab dhuleed |
Geomagnetic filed | Badad birlab dhuleed |
Geomagnetic poles | Cidhifyo birlab dhuleed |
Geometrical optics | Cilmiga Obtik-goomatariyeed |
Geophysics | Jiyofiisiko |
Giant Star | Xiddig weyn |
Glass | Quraarad |
Gradient | Tiiro |
Graph | Garaaf |
Granules | Quruurux |
Gravity | Cufisjiidad |
Gravitational acceleration | Karaar cufisjiidad |
Gravitational constant | Madoorsoome Cufisjiidad |
Gravitational field | Badad cufisjiidad |
Gravitational potential | Kayd cufisjiidad |
Gravitational, Newton's law of | Xeerka Niyuutan ee cufisjiidadka |
Grid | Shabaq/Shebeg |
Grid Bias | Xaglin Shabaq |
Ground State | Heer dhul |
Group velocity | Kaynaan koox |
Gryroscope | Jirooskoob |
Ground wave | Hir-dhuleed |
Hall Effect | Raadka Haal |
Halation | Barcadaadi |
Half-life | Cimri-badh |
Half-wave | Hir badh |
Half-life, radioactive | Cimri-badh kaahfaleed |
Hardness | Adkaan |
Harmonic motion simple | Socod wadajira |
Harmonic oscilator | Islabarog wadajira |
Head-phone | Sameecad madax |
Hearing loss | Maqal beel |
Heat | Kul |
Heat capacity | Kulqaad |
Heat conduction | Kulgudbin |
Heat content | Kul-sid |
Heat engine | Makiinad kuleed |
Heat exchanger | Kul-iswaydaariye/Kul-dooriye |
Heat flow | Kul-socod |
Heat pump | Bambo kuleed/ "Dhuure" Kuleed |
Heat transfer | Kul-rarid |
Height | Joog |
Helical | Gariiradeed |
Henery (Unit) | Heneri (halbeeg) |
Hertz (unit) | Hertas (halbeeg) |
Hole | God/Madhan |
Homocentric | Isku-xuddun |
Hollow | Dalool |
Hooke's law | Xeerka Huuk |
Horse power | Awood faras |
Hour | Saacad |
Hue | Ribmidab |
Humidity | Huur |
Humidity, absolute | Huur sugan |
Humidity, relative | Huur isbarbardhigeed |
Hum | Jac-jac |
Huygens, principle | Xeerka Hugganis |
Hydrolics | Falgal biyood |
Hydrometer | Cufnaan beeg |
Hydrostatics | Cilmi hoornegiyaasha |
Hydrostatic pressure | Cadaadis hoornegiyeed |
Hygrometer | Huur-beeg |
Hysterisis | Dib-dhac birlabeed |
Hysterisis loop | Qool dib-dhac birlabeed |
Hyrsterisis loos | Lumis dib-dhac birlabeed |
Ice | Beref |
Ice point | Bar beref |
Ignition tempreture | Heerkul shidid |
Illumination | Iftiin |
Image | Humaag |
Ideal Gas | Neef mitaali ah |
Image, real | Humaag runeed |
Image, virtual | Humaag beeneed |
Impact | Dhacdo |
Impedance | Xayir |
Impedance, external | Xayir dibadeed |
Impedance, internal | Xayir gudeed |
Impulse | Gujo |
Impurity | Huursho |
Incandescent lamp | Guluub Ifbidhe |
Incandescent | If-bidhe |
Independent | Xornimo/Madaxbannaani |
Indicator | Muujiye |
Induction | Saaqan |
Induction, self | Naf saaqan |
Induction, mutual | Iskii saaqan |
Induction coil | Duub saaqineed |
Inductor | Saaqe |
Inert Gas | Neef wahsato |
Inertial frame of referance | Goob-beegaalka wahsiyeed |
Inertia | Wahsi |
Infra-red radiation | Kaah ka-hoos-casaan |
Instrument | Qalab/Alaabo/Agab |
Insulation | Dahaadhid |
Insulator | Dahaadhe |
Integral | Abyoneed |
Intensity | Itaal |
Interaction | Falgalan/Falcelis |
Interferance | Labid/Isdhexgal |
Interferometer | Labid-beege/Isdhexgal-beege |
Intermediate state | Weji dhexaad/Marxalad dhexaad |
Internal | Gudeed |
Invariant | Isma-doorshe |
Inverse square law | Xeerka labanlaabka rogan |
Invertion | Rogitaan |
Ion density | Cufnaan Aayon |
Ion exchange | Iswaydaarsi Aayon |
Ion gun | Bunduq Aayon/Aayon-game |
Ionic radius | Gacan Aayon |
Ionisation | Aayoneyn |
Ionisation potential | Kayd Aayoneeye |
Ionisation temperature | Heerkul aayoneeye |
Ionoosphere | Aayanosfiyeer |
Iris | Kurux |
Iron | Bir (curiye) |
Iron fillings | Budo bireed |
Isobars | Isku-cadaadis |
Isotherm | Isku-heerkul |
Isotope | Isku-god |
Jamming | Isxidh/Tashwiish |
Jet | Dhuundhas |
Jet engine | Injiin dhuundhas |
Joint | Isgal |
Joule | Juul |
Joule's law of energy | Xeerka Juul ee tamarta |
Junction | Isgoys |
Jupiter | Jubitar |
Keeper | Dhawre |
Kepler laws | Xeerarka Keblar |
Kilogramme | Kiloogaraam |
Kilogramme force | Kiloogaraam xoog |
Kilogramme weight | Kiloogaraam culays |
Kinematics | Habdhaqaaq |
Kinetic energy | Tamar socod |
Kinetic theory of Gas | Aragti-socod-neefeed |
Kerckof's law | Xeerka Kirkoof |
Lag | Dibdhac |
Lagging current | Qulqul dibdhac |
Lamp | Laambad |
Lamp, Arc | Laambad qaanseed |
Lamp, electric | Laambad danabeed |
Lamp, Mercury vapour | Laambad Uumi-meerkori |
Latent heat | Kul dahsoone |
Latitude | Lool |
Lattice | Raso |
Lead | Hordhac |
Leakage current | Liig qulqul |
Leakage flux | Burqan liig |
Least action principle | Xeerka Fal-u-yare |
Least time principle | Xeerka ammin-u-yare |
Leclanche cell | Unugga Leklaanji |
Length | Dherer |
Left-hand rule | Xeerka Gacan-bidix |
Lens | Bikaaco |
Lens, focal length of | Dhererka kulmis bikaac |
Lens, focal point of | Bar kulmis bikaac |
Lens, power of | Awood bikaac |
Lens formula | Qaacidada bikaacada |
Lifetime | Cimri |
Light | Ilays |
Lightening | Hillaac |
Light, theories of | Aragtiyaha Ilayska |
Ligth year | Sanno Ilays |
Limiting current | Qulqul xadeeye |
Linear | Toosan |
Linear expansion | Fidid dherer |
Line of force | Xarriiq xoog |
Line of voltage | Xarriiq fooltej |
Liquefication of Gases | Horeynta neefaha |
Liquid | Hoor |
Litre | Litir |
Load | Rar |
Load line | Xarriiq rar |
Logarithm | Loogardam |
Logic circiut | Mareeg loojig |
Longtitude | Dhig |
Longtitudinal wave | Hir dherersan |
Loop | Qool |
Loss | Lun |
Loudness | Dhawaaq |
Loudspeaker | Sameecad |
Low frequency | Rakaad hoose |
Low voltage | Fooltej hoose |
Lubrication | Xaydhayn |
Lumen (unit) | Luuman (halbeeg) |
Luminance | Iftiimid |
Luminous emittance | Bixin iftiimeed |
Luminous flux | Burqad iftiimeed |
Luminous intensity | Itaal iftiimeed |
Lux (unit) | Lagas (halbeeg) |
Lynmen series | Taxa Layman |
Machine | Makiinad |
Macroscope | Ilqabadeed |
Magma | Maagma |
Magnet | Birlab |
Magnetic axis | Dhidib birlabeed |
Magnetic Dip | Foorar birlabeed |
Magnetic element | Curiye birlabeed |
Magnetic field | Badad birlabeed |
Magnetic pole | Cidhif birlabeed |
Magnetism | Birlabnimo |
Magnetism, Energy of | Tamar birlabnimo |
Magnetometer | Birlabnimo-beege |
Magnet, permanent | Birlab waarto |
Magnet, temporary | Birlab mawaarto |
Magnification | Weyneyn |
Malleability | Lawaxaan |
Manometre | Cadaadisbeege |
Mars | Marriikh |
Mass | Cuf |
Mass defect | Iin cufeed |
Mass, Energy Equivalent of | Cuf U-dhiganka Tamarta |
Mass Number | Tiro Cuf |
Mass, Relativistic | Cuf U-eegaal |
Matter | Maatar |
Maximum | Ubadane |
Mean Free Path | Celcelis Marrin Bannaan |
Mean Life (average life) | Celcelis cimri |
Mechanical, Equivalent of Heat | Kul U-dhigan Makaaniko |
Mechanical Impedance | Xayir Makaaniko |
Mechanics | Cilmi Makaaniko |
Mechanism | Hannaan |
Medium | Dhextaal |
Melting Point | Barta Dhalaashanka |
Melting curve | Xoodka Dhalaashanka |
Membrane | Xuub |
Meniscus | Bileed |
Meson | Meesoon |
Mesophere | Meesofeer |
Metal | Bir |
Metallurgy | Cilmi Bireed |
Meteorite | Cir-ka-soo-dhac |
Meteor | Warancireed |
Metre | Mitir |
Metreology | Cilmi Haweed |
MHO (unit of conduction) | MHO (halbeegga Gudbinta) |
Micro | Maykaroo |
Micrometre | Maykaroo-beege |
Microphone | Codweyneeye (Maykarofoon) |
Microscope | Weyneyso |
Microwave | Hiraryarayaal |
Mile | Mayl |
Milky way | habarjiid |
Minimum | Uyare |
Mirage | Dhalanteed |
Mirror | Muraayad |
Mist | Ceeryaamo |
MKSA units | Halbeegyada MKSA |
MKS units | Halbeegyada MKS |
Molecule | Moolikiyuul |
Moment of Force | Xoog-maroojiye |
Momentum | Daafad |
Monochrome | Halmidable |
Moon | Dayax |
Morse code | Dhiidhaa |
Motion | Socod |
Moving coil instrument | Qalab duub socodle |
Navigation | Maaxid |
Navigation Sea | Badmaaxid |
Navigation Air | Hawomaaxid |
Near Point | Bar dhaw |
Negative glow | Ilays Tabane |
Neptune | Nebtuun |
Neutral Surface | Gibil dhexdhexaad |
Neutrine | Niyuutariinno |
Neutron | Niyuutaroon |
Newton's law of: | Xeerka Niyuutan ee: |
- Cooling | - Qaboojinta |
- Gravitaion | - Cufisjiidadka |
- Motion | - Socod |
Newton | Niyuutan (halbeeg) |
Noble Gases | Neefaha Wahsada |
Node | Guntin |
Noice | Buuq |
Non-metal | Bir-ma-ahe |
Normal | Caadi |
North Pole | Cidhifka Waqooyi |
Nuclear Charge | Saldanab Bu'eed |
Nuclear Disintegration | Firidh Bu'eed |
Nuclear Energy | Tamar Bu'eed |
Nuclear Fission | Dhanballan Bu'eed |
Nuclear Forces | Xoogag Bu'eed |
Nuclear Fussion | Iskudheg Bu'eed |
Nuclear Physics | Fiisika Bu'eed |
Nucear Reaction | Falgal Bu'eed |
Nuclear Reactor | Falgeliye Bu'eed |
O. A. S. M. Sysytem | Habka O.A.S.M. |
Object | Walax |
Object Space | Dululaati walaxeed |
Objective | Walaxeed |
Oblique | Janjeedhe |
Pair | Lammaane |
Parabola | Saable |
Paramagnetism | Ku-siq-birlabeed |
Parallex rays | Fallaadho udhaw dhidib |
Parity | Sargo'an |
Partial Pressure | Cadaadis Qaybeed |
Particle | Saxar |
Partial Eclipse | Madoobaad Dhiman |
Pascal's Law | Xeerka Baaskal |
Paschen's Series | Taxa Baakhan |
Paul's Exclusion Principle | Xeerka Bawl ee kuma-jiraanka (Madhidda) |
Path of rays | Marrinka Fallaadhaha |
Pencil of light | Dhud ilays |
Pendulum | Walhade |
Pendulum, compound | Walhade isku-dhisan |
Pendulum, simple | Walhade fudud |
Pentode | Shanqotin |
Penumbra | Binimbaraa |
Perfect Gas Laws | Xeerarka Neefaha Qumman |
Period | Kal |
Periodic Law | Xeerka Kalgalka |
Period of oscillation | Kal walhasho |
Perscope | Beeriskoob |
Permenant Dipole | Labaqotinle Waara |
Permeability | Habid |
Perpetual Motion | Socod Waara |
Phase | Weji |
Phase Shift | Sinqad weji |
Phase velosity | Kaynaan weji |
Phosphor | Foosfor |
Photochemical Cell | Unug Footokimikaad |
Photochemical Equevalent | Gudboon Footokimikaad |
Photochemistry | Footokimikado |
Photoelectric Absorption | Nuugis Footodanab |
Photoelectric Effect | Raadka Footodanab |
Photoelectrons | Footodanabyo |
Photograph | Masawir |
Photographic Development | Dhisid Masawir (Sifayn) |
Photometre | Footobeege |
Photometry | Footobeegis |
Photon | Footon |
Photovoltic Cell | Unug Footofooltig |
Physical Laws | Xeerarka Dabiiciga ah |
Physical Optics | Oobtikada Dabiiciga ah |
Pico | Biiko |
Pico-Farad | Biiko-Faraad |
Physics | Fiisika |
Binhole Camera | Kamaro Bindalool |
Piston | Cabidhiye |
Pitch | Danan |
Plank's Constant | Madoorsoomaha Balaank |
Plane | Sallax |
Plane Mirror | Muraayad Sallax |
Plane of Incidence | Sallax Abbaar |
Plane of Reflection | Sallax Noqod |
Plane of Refraction | Sallax Qalloocsan |
Planet | Meere |
Plastic | Cinjir |
Pluto | Buluuto |
Point | Bar |
Point of incidence | Bar-abbaar |
Point of reflection | Bar-noqod |
Point of refraction | Bar-qalloocsan |
Point Source | Il-bareed |
Polarisation | Cidhifayn |
Polariser | Cidhifeeye |
Pole | Cidhif |
Polychromatic | Dhafan midan, badan midab |
Polychromatic light | Dhafan midanbilays, badan midabilays |
Positive | Togan |
Positive ion | Ayoon togan |
Positive charge | Danab togan |
Potential Difference | Kayd faraq |
Potential Divider | Kayd qaybiye |
Potential Energy | Tamar kayd |
Potentiometre | Kaydbeege |
Pound | Rodol |
Pound Weight | Culays Rodol |
Power | Awood |
Powder | Budo |
Power Factor | Saami Awood |
Power Loss | Awood lumis |
Precission | Jaan-go' |
Pressure | Cadaadis |
Primary Cell | Unug Aas-aas |
Primary Colors | Midabyada Aasaasiga ah |
Primary Coil | Duubka Aasaasiga ah |
Primary focus | Kulmiska aasaasiga ah |
Primary pigment | Rinjiga aasaasiga ah |
Principle Axis | Dhidib dhexaad |
Principle plane | Sallax dhexaad |
Printed Circuit | Mareeg Daabacan |
Prism | Biriisam |
Process | Hab |
Propogation | Baahid |
Propogation of Light | Baahidda Ilayska |
Propogation velocity | Socodka Baahidda |
Proportion | Saami |
Proton | Baratoon |
Puse | Jugle |
Pumb | Buufiye |
Pupil | Wiil |
Quanta | Kuwaanta |
Quantisation | Kuwaantayn |
Quantum | Kuwaantam |
Quantum Mechanics | Makaanikada Kuwaantam |
Quantum Number | Tiro (lambar) Kuwaantam |
Quantum Theory | Aragtida Kuwaantam |
Radar | Raadaar |
Radiant Energy | Tamar kaah |
Radiant flux | Burqad kaah |
Radiant Heat | Kul kaah |
Radiating surface | Dul kaahda |
Radiation | Kaahin |
Radioactive | Kaahfal |
Radioactive chain | Silsiladda Kaahfal |
Radioactive contamination | Dikhawga Kaahfal |
Radioactive decay constant | Madoorsoomaha Mataaxa Kaahfal |
Radioactive Equilibrium | Dheelitirka Kaahfal |
Radioactive Series | Taxa Kaahfal |
Radioactive Source | Isha Kaahfal |
Radioactivity | Kaahfalid |
Radioactivity Artificial | Kaahfalid gacmeed |
Radioctive natural | Kaahfalid Dabiiciya |
Radio Waves | Hirarka Raadiyowga |
Range | Aag |
Ray | Fallaadh |
Ray tracing | Fallaadh-raac |
Reactance | Caabbi/Hakin |
Reaction | Falgal |
Reactor | Falgeliye |
Reciprocal | Rogaal |
Recoil | Dibuduub |
Rectification | Qumiyayn |
Rectifier | Qumiye |
Reflectance | Noqdin |
Reflection | Noqod |
Reflection Diffused | Noqod Hablaawe |
Reflector | Noqodsiiye |
Refraction | Qalloocsan |
Refraction Snell's Law | Xeerka Isnel ee Qalloocsanka |
Refraction Index | Weheliyaha Qalloocsanka |
Regulation | Habayn |
Regular | Hable |
Relative | U-eegid |
Relativity | U-eegidda |
Residual | Gufadh/Hadhaa |
Residual Charge | Saldanab Hadhaa |
Resisitance | Caabbi |
Resistor | Caabbiye |
Resolution | Xubnayn |
Resonance | Isku dubadhac |
Rest Energy | Tamar Fadhi |
Rest Mass | Cuf Fadhi |
Resultant | Helaad |
Revolution | Wareeg |
Retardness | Socod-dhimis |
Rheostat | Caabbi Doorsoome |
Riple Tank | Taangiga Hirbiyood |
Salt | Milix |
Satellite | Dayax-gacmeed |
Saturn | Saateen |
Scalar | Foolwaa |
Scalar Quantity | Xaddi Foolwaa |
Screw | Iskuruu |
Search Light | Ilays-raadiye |
Semiconductor | Ingudbiye |
Series | Tax |
Sextant | Xagal-cabbire |
Shadow | Hadh |
Short wave | Hir gaaban |
Shunt | Caabbi-korodh |
Side band | Liid dhinac |
Signal | Sinyaale |
Size | Jimidh |
Sine | Sayn |
Siren Dist | Daawaha Sayran |
S.I. Units | Halbeegga S.I. |
Slit | Dalool |
Smooth surface | Gibil siman |
Solar eclipse | Qorrax-madoobaad |
Soleniod | Duub Xaasaw |
Sound | Jabaq |
Sound Energy | Tamar Jabaq |
Sonometre | Jabaqbeege |
Spectral Lines | Xarriijimaha Jeegaanta |
Spectrum | Jeegaan |
Spectrum Emission | Bikaacin Jeegaan |
Spectrum Continuos | Jeegaan iskujoog |
Spin | Winiin |
Stable | Deggen |
Standing Waves | Hirar taagan |
Standard | Beegaal |
Star | Xiddig |
State | Xaalad |
Static Electricity | Danab neg |
Statics | Negayaal |
Steam | Uumi |
Steam Engine | Injiin Uumi |
Step-up transformer | Dooriye Kordhiye |
Storage Cell | Unug kaydiye |
S.T.P. (Standard Tempreature Pressure) | B.H.C. (Beegaal Heerkul Cadaadis) |
Strain | Mashaqo |
Strength | Quwad |
Stress | Shad |
Stroboscope | Istaroboskoob |
Superconductivity | Gudbin sare |
Superconductor | Gudbiye sare |
Surface | Dul |
Surface Friction | Dusha isliska |
Surface Tension | Gigsanaanta Dusha |
Susceptibility | Nuglaansho |
Suspention | Lalmasho |
Switch | Fure |
Symetry | Wanqar |
Synthesis | Samayn |
Syphon | Sayfoon |
System | Hab |
System, hetregenous | Hab kalabah |
System, homogenous | Hab Iskubah |
Step-down transformer | Dooriye dhime |
Tangeny | Taabte |
Tangential Acceleration | Karaar taabad |
Tangential velocity | Kaynaan taabad |
Target | Yool |
Telecommunication | Isgaadhsiin |
Telephone | Telefon |
Telescope | Diirad |
Television | Telefishan |
Television, colour | Telefishan midable |
Temperature | Heerkul |
Temperature scale | Iskaylka Heerkul |
Tension | Gigsanaan |
Terminal Velocity | Kaynaan dhammaad |
Tesla | Tesla |
Theodolite | Joogcabbire |
Theory | Aragti |
Thermal conduction | Gudbin kul |
Thermal conductivity | Gudbinta kulka |
Thermal equilibrium | Dheelitirka kulka |
Thermal expansion | Kul fidid |
Thermal transmission | Tebinta kulka |
Thermoionic emission | Kul bixin ayoon |
Thermocouple | Labasaxan kul (unug) |
Thermodynamics | Kul daynaamikada |
Thermoelectricity | Kuldanab |
Thermometre | Kulbeege |
Thermometre, clinical | Kulbeege isbitaal |
Thermometre, gas | Kulbeege neef |
Thermometre, liquid-filled | Kulbeege Hoorkujir |
Time | Ammin/Waqti |
Tonne | God |
Torque | Maroojin |
Total | Wadar |
Trajectory | Xood-gantaal |
Transformation | Doorsoon |
Transformer | Dooriye |
Transistor | Taraansistar |
Transision | Kalaguur |
Translational energy | Tamar rarid |
Transmission line | Xarriiq mootin |
Transparency | Mootin |
Transverse wave | Hir gudban |
Travelling wave | Hir socdaal |
Triode | Saddex qotinle |
Tripple point | Barta saddexley |
Tropics | Kulaalayaasha |
Troposphere | Tarobosfeer |
Tuning fork | Faralley yeedho |
Untrasonic wave | Hirka Altarasoonik |
Ultraviolet radiation | Kaaha Altarafaylat |
Umbra | Bu'lida |
Unbalanced | Dheelisan |
Uncertainty principle | Xeerka Hubidda |
Uniformity | Ismadoorshe |
Unit Cell | Unug |
Units | Halbeegyo |
Universal | Caan |
Vacuum | Madhan |
Vacuum Flask | Darmuus madhan |
Vacuum pumb | Bambo madhan |
Valency | Kaaftoomid |
Value | Qiime |
Van Allen belts | Liidadka Faan Alan |
Van Dar Waal's forces | Xoogagga Faan Dar Waal |
Van De Graaff generator | Dhaliye Faan Di Garaaf |
Vapour | Uumi |
Vapour density | Cufnaan uumi |
Vapour pressure | Cadaadis uumi |
Vector | Leeb |
Vector field | Badad-leeb |
Vector porential | Kaydfaraq leeb |
Vector product | Taran leeb |
Velocity | Kaynaan |
Vernier Scale | Mastaradda Feerniyeer |
Vertical | Sarajoog |
Vibration | Gariir |
Vibrational energy | Tamar-gariir |
Virtual image | Hummaag beeneed |
Viscosity | Isjiidasho/is-haysasho |
Viscosity, coefficient of | Weheliyaha isjiidashada |
Visibility | Muuq |
Vision | Arag |
Volt | Foolt |
Voltage | Kaydfaraq |
Volta pile | Joogtaxa foolta |
Voltaic cell | Unugga Foolta |
Voltmetre | Fooltbeeg |
Volume | Mug |
Volcano | Foolkaano |
Valve | Haniye/Hani |
Watch | Goorsheeg/Saacad |
Watch, stop | Dhaqaaq-joogsato |
Water equivalent | U-dhigan biyood |
Water of crystallization | Wiriqeed |
Watt | Waat (halbeeg) |
Wave | Hir |
Wave analyse | Hir-tuse |
Wave energy | Tamar-hireed |
Wave equation | Isle'eg-hireed |
Wave filter | Hir-miire |
Wave form | Qaab hireed |
Wave front | Horhireed |
Wave function | Fansaar hireed |
Wavequide | Tuunbo-hireed |
Wave tensity | Itaal hireed |
Weak interaction | Hirdi fudud |
Weather | Hawo/Cimilo-gooreed |
Weather forcasting | Saadaal hawo/Faal hawo |
Weather map | Jaantus hawo/khariirad hawo |
Weight | Culays |
Welding | Laxaamad |
Wheatstone bridge | Shaxda Wiristoon |
Wind | Dabayl |
Wing | Baal/baad |
Work | Hawl |
Work function | Fansaar hawleed |
World adduunyo | Adduunyo |
X-rays | Fallaadhaha X |
X-rays astronomy | Fallaadhaha X ee Xiddigaha |
X-rays diffraction | Gadaal-baaha fallaadhaha X |
X-rays filter | Miiraha Fallaadhaha X |
X-rays microscope | Fallaadh-X-tuse |
X-rays analysis | Saafidda Fallaadhaha X |
X-ray, hard & soft | Fallaadha X, deereeye & gaabiye |
X-ray spectrum | Jeegaanta Fallaadha X |
X-ray tube | Tuunbada Fallaadha X |
Yard | Waar |
Year | Sannad |
Yieldpoint | Bar maxsuul |
Yong modulus | Labidda Yuung |
Zero | Eber |
Zenith | Beegnaanta barta "0" |
Zero point energy | Kulmis tamar-walhadeed |
Zero potential | Kaydfaraq Eber |
Zone | Goob |