Waa buurta ugu dheer Soomaaliya, waxa ayna ka tirsan tahay buuraha Calmadow. Waxa ay badda ka korraysaa ilaa 2,408 mitir. Waa dhul qaboow oo roob badan. Surud Cad waxay u dhowdahay magaalada Ceerigaabo, Sanaag. Xaaji Aadan Af-qallooc ayaa gabaygiisi Ceerigaabo waxa uu ku yidhi: Mandartiyo25 kamaalkaad26 Lubnaan ugu malaysaaye Manaakh27 iyo hawaba …
Read More »