Home / Cabdullaahi Cabdi Muuse

Cabdullaahi Cabdi Muuse

Daraawiish iyo Hoggaamiyahoodii Labo Dhinac aan ka Eegno

Curiskii ku guuleystay kaalinta shanaad ee Tartan-curiseedka Aw Jaamac ee Taariikhda.  Dadka soomaaliyeed aragtiyo kala duwan bay ka qabaan Daraawiishtii iyo hoggaamiyahoodii. Qaar baa rumaysan in Daraawiishtu ahayd dooxato dhiig-miirato ah oo mar soo martay waayihii sooyaalka soomaalida; halka qaar kalana ay qabaan in ay ahaayeen halgamayaal rabay in ay heeryadii gumaysiga ...

Read More »