Home / Tag Archives: hoggaamiye

Tag Archives: hoggaamiye

Madaxdeennu ma Hoggaamiyeyaal baa mise waa Maamuleyaal?

Weydiinta summada u ah qoraalkeennan, inta aynaan ka jawaabin ma isla sii fahannaa farqiga u dhexeeya hoggaamiye (leader) iyo maamule (manager)? Inta badan waxa aad moodda in ay isku mid yihiin, laakiin ma aha e, waa loo maleeyey. Waxaa la sheegaa in hoggaamintu la soo bilaabantay aadamaha, kumannaan sano ka ...

Read More »