Home / Tag Archives: buugga sannadka

Tag Archives: buugga sannadka

Buugga Sannadka 2016

Abaalmarintii Buugga Sannadka ee ay u codeeyeen akhristeyaasha bogga Garanuug ee Facebook, waxaa ku guuleystay buugga “Baalkii Madoobaa ee Noloshayda” oo uu qoray Warsame Shiidley. Halkan ka akhriso faallo kooban oo ku saabsan buugga. Buugaag badan ayaa loo codeeyey. Waxaanuna rajaynayaa in la akhrin doono oo laga faa’iideysan doono. Shanta ...

Read More »