Home / Tag Archives: aqoondarro waa

Tag Archives: aqoondarro waa

Faarax Maxamed Jaamac Cawl

Faarax Maxamed Jaamac “Cawl” waa qoraa Soomaaliyeed oo caan ah, kuna dhashay degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag, taariikhdu markii ay ahayd 1937 kii. Waxbarashada dugsiyada hoose waxa uu kusoo qaatay magaalada Cadan ee dalka Yaman. Sannadkii 1952 kii ayaa uu Hargeysa ku soo noqday, halkaas oo uu ka galay dugsiga ...

Read More »