Home / Tag Archives: sheekho gaaban

Tag Archives: sheekho gaaban

Markaan Jannada Galo!!

Sheekhii wuxuu sharraxay, oo kala dhigdhigay, oo uu maskaxdeenna ku sawiray Jannada iyo barwaaqada taalla. Meel gees ah waxay ishaydu qabatay oday gar guduudan oo sanduuqii sadaqada safka hore la dul joogo. Anigu waxaan fadhiyay safka dambe. Saa intaan muxaadaradii dhadhansaday ayaan noqday maqane joogo. Codkii sheekha wuu iga sii ...

Read More »