Qasaaye wuxuu ka soo baxay fasalkii sawir-qaadista. Kaamiro ayaa garabka u surneyd. Imtixaan laga qaaday oo sawir-qaadista ah ayuu dirqi ku baasay. Macallinkiisii Mareykanka ahaana wuu u digay — wuxuuna u sheegay Qasaaye inuu qarka u saaran yahay inuu fasalka ku dhaco. Waxaa sidoo kale Qasaaye loo soo diray mashruuc …
Read More »Buugle
Qasaaye oo imtixaankii suugaanta qishayo ayaa waxaa soo dul istaagtay macallimaddiisi suugaanta. Wuu argagaxay. Way u muusootay. Wuxuu is yiri alleylehe tani muusood ka weyn: waa ku digasho. Wuxuu filayay inay warqaddii imtixaanka ka qaaddo oo ay jeexjeexdo. Balse waxay u dhaqaaqday miiskeedi. Waxayna la soo noqotay buuggii weynaa ee …
Read More »