Home / Bayooloji 1 / 3 Sal-unugeedka Nolosha: Hordhaca Cutubka

3 Sal-unugeedka Nolosha: Hordhaca Cutubka

Nafleydu waxa ay ka dhisan yihiin qaybo yaryar oo ilimaqabatey ah, laguna magacaabo unugyo. Unuggu waa waxa ugu yar ee lagu tilmaami karo nolol. Baabkan waxa aan kaga hadli doonnaa unugga, qaabkiisa, qaybihiisa iyo habka uu u shaqeeyo.

Ku noqo TUSMADA

Print Friendly

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *