Home / Tag Archives: siinleey

Tag Archives: siinleey

Caasha Jaamac Diiriye

Caasha Jaamac Diiriye- Alle ha u naxatiisto e-, waxa ay laba gabay ku lahayd silsiladdii Siinley. Jabuuti ayaa ay ka soo tirisay. Waxa ay u soo dirtay qolyihii Lafoole iyo Muqdisho ku sugnaa. Waxa ay ahayd inanta qudha ragga silsilad maanseeddaas ku tarraxaysey. Caasha waxa ay ku dhalatay 1940 kii ...

Read More »