“Adaa karis iyo kulayl ku cunee Kalmoon Yicib kayd ma leeyahay?” Magacyada Af soomaali: Yicib. dad Jicib u qorayana waan arkay. Af ingiriisi: Yeheb. Saynis: Cordeauxia edulis. Yicibku geed ma aha ee waa miro. Geedka ay mirahaasi ka baxaan waxa la yidhaahdaa “Gud”. Waa geed xor ah (wild) oo cid …
Read More »