من يرد الله به خيرا يفقهه في الدين Faallo Buug: Al-faaruuq Sannadihii hore, Taariikh Nololeedkii Cumar ...
Read More »Mamuu iyo Seyn 12: Oofintii iyo Barjoogsi Kooban
Qaybtii Hore B: Oofintii Qorraxdii ayaa godkeedii haluulatay, gabbalkiina wuu ka daba haluushay. Ummaddii maalin-weynta taagagga iyo keymaha jasiiradda ugaarsashada ugu baxay ayaa soo noqday. Si doqoni-ma-garatay ah ayay magaaladii u cammirantay. Arsaaqaddii maanta laga bayhoofay ayaa hamaynnimadii raadin loogu dhaqaaqay. Labadii mucaashaq, Mamuu iyo Seyn, wali way maqan yihiin. ...
Read More »