Home / Murti

Murti

Murti
Nooca
“Soomaalidu been waa sheegta, beense ma maahmaahdo.”
“Doofaar ma daahiro”Odhaah.
"Anigu ku sheegi maayee, yaan shan bilood ku sheegin"Maahmaah
"Maandhay, baroortu orgiga ka weyn"
"Nin hayaaba hadal...nin hayaaba hadal"Odhaah
"Wadaad waa nin"Odhaah
"Subxaanallah, bal intuu le'eg yahay oo galaalan yahay"Odhaah
"La jiifiyaana bannaan"Odhaah
"Nin lagu seexdoow ha seexan"
"Hashii goonni daaq ah, labada geel dhexdooda ayuu waraabuhu ku cunaa"Maahmaah
"Ratiga danbe ratiga hore saanqaadkiisa ayuu leeyahay"Maahmaah
"Cimrigaaga oo raago geel dhalaayo ayuu ku tusaa"Maahmaah
"Gacal kala maqnaan jirey iyo geelba waa isu ololaa"
"Shir looma wada uunsado"
"Gar laba nin kama wada qosliso"
"Dani waa seeto"
"Beeni raad ma leh"
"Far keli ahi fool ma dhaqdo"
"Canaan ka yaab reer ma doojo"Maahmaah
"Maroodigu takarta ku joogta ma arkee ee kan kale ta ku joogtuu arkaa"Maahmaah
"Laabi laba u la' "
"ijiid aan ku jiidee waa gacmo daalis"
"Nimay habari dhashay hal ma seegi waayo"Maahmaah
"Nin maqan tebiddii, waa nin jooga ceebtii"Maahmaah
"Wax wax ku siiya in badan baad aragtaa, wax wax kuu sheega se in yar"
"Raad arooryaad dib loo ma raaco"
Print Friendly