Home / Maxamed Geelle Maxamuud

Maxamed Geelle Maxamuud

Gud-Yicib

“Adaa karis iyo kulayl ku cunee Kalmoon Yicib kayd ma leeyahay?” Magacyada Af soomaali: Yicib. dad Jicib u qorayana waan arkay. Af ingiriisi: Yeheb. Saynis: Cordeauxia edulis. Yicibku geed ma aha ee waa miro.  Geedka ay mirahaasi ka baxaan waxa la yidhaahdaa “Gud”. Waa geed xor ah (wild) oo cid ...

Read More »